Author: radiohalgan.com

Kulankaan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka socotay wasaarada amniga gudaha iyo xqfiiska amniga qaranka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xoojinta taageerada deeq-bixiyaashu ay siiyaan ciidanka booliska Soomaaliyeed ee dhinacyada tababarida ciidanka, mashaariicda horumarineed iyo ka qeybqadashada dagaalka. S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa sheegay in xiligaan oo lagu jiro dagaalka kooxaha argagixisada ah ay muhiim tahay in la helo ciidan boolis ah oo la wareega meelaha laga saaro argagixisada. Taliyaha ayaa sidoo kale wuxuu adkeeyay muhiimadda ay leedahay taageerada beesha caalamka ee la xiriirta tayeynta dhismaha xarumaha ciidanka. Madaxdii ka socotay safaaradaha Mareykanka,Ingiriiska,…

Read More

Baaq-Nabadeed Waxaan Baaq-Nabadeed u dirrayaa Dadka walalaha oo ku dagaalamayo Xadka Shabeeladda dhaxe iyo Hiiraan. Waxaan Lee yahay waxaa tihiin dad walalo ah .is dhalay.Daris ah, islaam ah Waxaan idiin ka Codsanayaa in Dagaalka la.joojiyo waxii tabasho ah ne laga wadda hadlo .maanta wax is kiin dhaamo ma jirraan. Walalayaal,, Aniga oo ah Guddoomiyahii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Abukar Mohamed Ali Gaabow

Read More

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Ugu horreyn Sheekh Shariif ayaa si adag uga hadlay xiisadda u dhexeyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, isaga oo taageero wayn iyo garab istaag u muujiyay Axmed Madoobe. Shariifka ayaa sidoo kale ka horyimid tallaabada milatari ee ay qaaday dowladda dhexe, isla-marlaana ciidamada lagu geeyay deegaanada Jubbaland, wuxuuna tilmaamay in arrintaas ay sababi karto in uu dhiig ku daato. Maanta waxay soo gaartay ciidamadii qaranka ee…

Read More

“Dhinaca kale :Lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxed Hassan Qoono ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Gobalka Hiiraan iyo xasilinta magalada Baledweyne. Lataliyaha ayaa Siyaasiinta iyo Waxgaradka Gobalka Hiiraan ugu baaqay iin maamulka sharcidarad ku dhisan ee hiraan state laga saaro magalada baladweyne lana taageero mamul gobaleedka hirshabeele. Lataliyaha ayaa baaq furan usoo jeediyay dhamaan wax garadka reer hiiraan in laga shaqeeyo xal-uhelida tabashada reer hiiraan . Hoos ka Daawo Muuqaal https://youtu.be/_QBNdtkq6w0?si=SfamzeTFYlXGrr7G FacebookTwitter

Read More

“Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxed Hassan Ibrahim Qoono oo la hadlay Warbaahinta maanta ayaa ka hadlay Qodobo xasaasi oo ku Abaaran xaalada Siyaasadda ee Dalka. “Ugu horeeyn Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Axmed Madoobe ugu baaqay in uu ku soo laabto miiska wada hadalka lana heshiyo Dowladda Soomaaliya kana shaqeeyo midnimada iyo xasilooni dowlad gobaleedka jubaland. ” Waa in Soomaalinimada la,ilaaliyo lana joojiyo xiriirka sharcidarada ah ee dowladaha shisheeye, . Xiriirka dowladaha shisheeyo waa sharci daro iyo khiyaano qaran iyo burburinta dowladnimada somaliyeed. “Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu Hambyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland mudan Abdiraxmaan Cirro. “Dhinaca kale :Lataliyaha…

Read More

BELEDWEYNE:Wafdi heer sare ah oo hogaaminayo safiirka Dowlada SWEDEN u fadhiyo Soomaaliya Ambassador Joachim Waern ayaa maanta booqasho ku ymid magaalada Beletweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Waftiga waxaa soo dhaweeyey Agaasimaha guud Wasaaradda Beeraha & Waraabka dowlada Hirshabelle Mudane Abdullahi Ali Abdi, iyo masuuliyiin Ka’tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan iyo kan degmada Beletweyne. Safarka waxaa safarka ku wehliyey Madaxa ugu sareeyo soomaaliya ee Hay’adda FAO iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WFP ee Soomaaliya. Ujeedka safarka ayaa ahaa qiimayn iyo kormeer ay ku sameynayaan goobaha laga fuliyey mashruuc horay u dhamaaday oo lagu horumarinaayey beeralayda yarkq & iskaashatooyinka korna loogu qaadayey wax…

Read More

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd waaran soo qabasho u jartay Axmed Madoobe oo markii saddexaad 25-kii bishaan loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Warqad kasoo baxday maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu soo saaray amarkan oo dhigaya soo qabashada Axmed Madoobe, si loo horkeeno maxkamadda. “Maxkamadda gobolka Banaadir waxa ay aqbashay codsiga sare ku xusan (soo qabasho waaran) ee kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, sidaas darteed waxaa la farayaa taliyaha ciidanka booliska in aad soo qabatid, islamarkaana horkeentid maxkamadda gobolka Banaadif eedeysane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe),” ayaa lagu yiri amarka soo qabasho ee kasoo baxay maxkamadda. Axmed Madoobe…

Read More

Iskuduwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan mudane Xasan Axmed Barkhadle, ayaa kormeeray isbitaalka degmada maxaas ee gobolka Hiiraan Iskuduwaha ayaa u kuur-galay howlaha isbitaalka isaga oo la kulmay madaxda iyo shaqaalaha isbitaalka degmada maxaas oo uu ka xog-wareestay howlaha cafimaad ee ka socda degmada waxaane kusoo dhawee Hospitalka Degmada iskuduwaha Cafimaadka Degmada maxaas mudane Mohamed Farah sabriye Kormeerkan ayay ujeedadisu tahay dar-dargelinta adeegyada caafimaad iyo xaqiijinta in bulshada deegaanka helaan adeeg caafimaad oo tayo leh.

Read More

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye oo aay wehliyeen gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada gobalka hiiraan Xasan Ibraahim cabdulle iyo masuuliyiin Kale ayaa Beledweyne ku soo dhaweeyey Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan soomaaliya Iyo Madaxa ugu sareeyo soomaaliya ee Hay’adda FAO iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WFP ee Somalia ku waas oo booqday goobo aay ka sodeen mashaariic hormarineed.

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray xildhibaanadii maanta baarlamaanka ku dhex feeray askarta ayaa si adag u cambaareeyay falkaas, isagoo ku tilmaamay “xadgudub ay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS u geysteen askar ka tirsan ciidanka boliiska, xilli ay gudanayeen waajibaadkooda shaqo.” Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Jeneraal Asad Cismaan Diyaano ayaa lagu yiri “Waa arrin aad loola yaabo in xubno sharci-dejiye ah oo metelaya shacabku ay ku kacaan fal noocan ah, oo dhaawacaya sharafta hay’adaha ammaanka iyo ilaalinta sharciga.” Taliyaha ayaa askarta lagu xad-gudbay ku bogaadiyey dulqaadka ay muujiyeen iyo sida ay u…

Read More