Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

    Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

    By radiohalgan.comJuly 26, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir Mohamed oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

    Musharax Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ildhibaan Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay qaar kamid ah Odayaasha Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

    Odayaasha iyo Musharaxa ayaa si qoto dheer uga wadahadlay Xaalada xiligan ka jirto Deegaanada Maamulka Hirshabelle ,ayagoona isla soo qaatay Baahida looqabo isbad hogaanka Maamulka madaama maamulkii hore ay ku fashilmeen wax ka qabashada xaaladaha ka jiro deegaanada Hirshabelle.

    Intii uu socday Kulanka ayeey Odayaasha u soo jeediyeen talooyin muhiim ah kuwaas oo wax tar u leh hadii uu ku guuleystay Hogaanka Maamulka Hirshabelle Musharax Maxamed C,qaadir Maxamed

    intaasi kadib Musharaxmadaxweynaha Hirshablle Maxamed C,qaadir Maxamed ayaa yiri:” waxaan fursad u helay inaan la kulmo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxaana si qoto dheer uga wada hadalnay xaaladda Hirshabeelle iyo baahida loo qabo isbeddel dhab ah, Waxaan dhageystay talooyinkooda iyo aragtidooda ku aaddan sidii loo heli lahaa hoggaan mideeya bulshada, xoojiya nabadda, kana shaqeeya horumar muuqda.”

    Sidoo kale Musharax Maxamed ayaa intaasku daray “Kulamadan waa kuwo muhiim ii ah, waayo odayaasha dhaqanku waxay laf-dhabar u yihiin bulshada, taladooduna waxay qeyb weyn ka tahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.Waxaan rajeynayaa in wadajir iyo is-afgarad lagu gaari doono Hirshabeelle horumar iyo baraare ay shacabka oo dhan wada dareemaan.

    Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir Maxamed oo ah Musharaxa ugu cad cad in uu ku guuleysto Hogaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa mudooyinkii dambe waday kulamo isdaba joog ah oo uu la tashiyo kala duwan kula yeelanaayo dhamaan qeybaha Bulshada ee ka soo jeedo Maamulka Hirshabelle.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.