Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne?
Musharaxa Golaha Wakiilada ee Dowlad-gobolleedka Hirshabeelle Mudane Elmi Shire faarax indhoy ayaa isku soo sharaxay kursiga Golaha wakiilada ee maamulka Hirshabeelle.
Elmi shire indhoy waa nin dhalinyara oo waliba kamid ah raga aadka u firfircoon ahna nin aqoon yahana kana soo shaqeyay meelo badan oo kala duwan waayihii dambana ku howlanaa sidii uu bulshada Soomaaliyeed agaar ahaa deegaanada uu kasoo Jeedo wax badan ugu qaban lahaay.
Musharax Elmi Shire indhoy ayaa la filayaa in uu maalinta biri ah uu soo gaaro magalada Beletweyne, waxaa loo diyaar Garooba waa soo dhaweyntiisa magalada Beletweyne ayaa laga dareema qaban qaabo xoogan oo lagu soo dhaweynaa Musharax Xildhibaan Golaha wakiilada dowlad-gobolleedka Hirshabeelle.
Elmi Shire ayaa ilaa yaraantiisii ku howlanaa sidii u caawin lahaa dadka masaakiin kuwaa oo u wax badan ka caawiyay Xildhibaan ku soo dhawoow dadkaadii iyo Magaladaadii.

