LATEST ARTICLES

Xamse Oo Wadahadal La Yeeshay Safiirka Sucuudiga Danjire Muwallad.

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed Almuwallad oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari Oo Isku Day Dil Ahaa Ka Badbaaday.

0
Weerar lagu qaaday kolonyada madaxweyne Afrikaan ah oo muslim ah   Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday kolonyo uu la socday madaxweyana Nigeria Muhammadu Buhari oo marayay gobolka uu kasoo jeedo ee Katsina...

Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Afgooye Oo Lagu Dilay Taliye Ciidan

0
Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow gudaha degmadaas uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga...

Itoobiya: dad boqolaal kor u dhaafaya oo mar kale lagu xasuuqay degaanka Oromiya

0
Wasaaraha Ethiopia ayaa Isniintii sheegay inuu dhacay xasuuq ay fallaagadu ka gaysatay gobolka Oromia, halkaasi oo jabhadda dowladdiisa ka soo horjeedda lagu eedeeyo in ay beegsato dadka rayidka ah.         Xafiiska Ra’iisul Wasaare...

Xasan Sheekh: Caalamka oo dhan ayaa la yaabay markii ay arkeen Erdogan oo…

0
FAA’IIDADA ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO TURKIGA: KHUDBADDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD KA JEEDIYEY XARUNTA SIYAASADDA, DHAQAALAHA IYO CILMI-BAARISTA ARRIMAHA BULSHADA EE SETA.     Mudaneyaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah fursadda aan u helay...

SOMALIA: Drought-Related Malnutrition Kills at Least 500

0
MOGADISHU, SOMALIA — At least 500 children have died this year of malnutrition as Somalia deals with record-breaking drought, the U.N. Children’s Fund (UNICEF) said.   UNICEF Somalia says the death toll is just...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay tiradii ugu badneyd oo burcad, hub & maandooriye...

0
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa si wadajir Howlgallo uga sameeyeen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.   Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa laga sameeyey degmooyin dhowr...

Nairobi: Shirka Urur Gobboleedka IGAD oo maalintii labaad galay

0
Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah kulankoodii 39aad ku yeelanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulanka oo shalay furmay ayaa looga hadlay...

Dal kuyaalla Koonfurta Amerika oo Codsi Diplomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya

0
Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diplomaasiyadeed oo Rasmi ah Usoo Dirtay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Addis Ababa –Ku Simaha Safiirka Safaaradda JFS ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga...

Xasan Sheekh oo kulan la qaatay saraakiil iyo askar lagu tababarayo Turkiga

0
MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim...