LATEST ARTICLES

Gabadha abaalmarinta ku heshay buuga ay ka qortay Soomaaligii xaq darrada loo dal-dalay

0
Magaalada London ayaa todobaadkan abaalmarin xagga qoraalka ah lagu guddoonsiiyey Nadiifo Maxamed oo ah gabadh Soomaali ah heysatana dhalashada Ingiriiska, oo wax ka qorto arrimaha dhaqanka Soomaalida.  Nadiifa ayaa dhawaan qortay buug...

Kieran Tierney Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Kadib Xiisihii Man City

0
Kieran Tierney ayaa sii joogi doona Arsenal xagaagan inkasta oo la sheegay in uu xiiso ka helayo kooxda Man City. Tierney ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay Arsenal tan ilaa markii...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed oo gacama marnaan ayaa maanta ugu tagay wariyaashii dhawaan...

0
Muqdisho(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed ayaa maanta kormeeray wariyaashii dhawaan ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan. Md. Dabageed...

Madaxweyne Xasan oo uu weheliyo RW Xamse A Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed...

0
Muqdisho(Radiohalgan.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xaaladdiisa caafimaad, waxa...

Xildhibaan Ciid ayaa wacadaro ka Mujiyay Golah Baarlamaanka Ayaa yidhi “Ma jirto mashruuc dowlada...

0
Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid  oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan ayaa si adag uga hadlay Mashaariic horumarineed oo shantii sano ee lasoo dhaafay...

Xildhibaan Khadiijo Al-Makhsuumi oo shaacisay dhibaatooyin haysta safaaradaha DF

0
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Al-Makhsuumi oo hore u aheyd safiirka Soomaaliya ee Pakistan ayaa markii u horeysay shaacisay in safaaradaha dibedda ee Soomaaliya ay wajahayaan dhibaatooyin ay kow ka tahay dhaqaalo xumo...

Romelu Lukaku ayaa mar kale ixtiraam darro u muujiyey taageereyaasha kooxdiisa

0
Weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku ayaa mar kale ixtiraam darro u muujiyey taageereyaasha kooxdiisa Chelsea kuwaas oo uu markii labaad ka cadhaysiinayo bilo kooban gudahood. Lukaku oo saaka subaxnimadii hore ka...

Madaxweynaha Puntland oo shirguddoomiyay shir looga hadlayay xaaladda Abaaraha.

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howlgala Dowlad Goableedkaas. Shirka ayaa Saciid Deni...

UNICEF oo Ardayda wax ku barata Jigjiga ku taageereysa cunno looga hortagayo macluul.

0
Sanduuqa Taakulada Carruurta ee UNICEF ayaa ballanqaaday in uu wax ka qabanayo kahortagga xaalado macluul ah oo ka dilaaca Dowlad-Deegaanka Soomaalida gaar ahaan Magaalada Jigjiga oo xarun u ah Dowlad-Deegaankaas. Mas’uuliyiin katirsan...