SOMALIA: Drought-Related Malnutrition Kills at Least 500
MOGADISHU, SOMALIA — At least 500 children have died this year of malnutrition as Somalia deals with record-breaking drought, the U.N. Children’s Fund (UNICEF) said.
UNICEF Somalia says the death toll is just...
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay tiradii ugu badneyd oo burcad, hub & maandooriye...
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa si wadajir Howlgallo uga sameeyeen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa laga sameeyey degmooyin dhowr...
Nairobi: Shirka Urur Gobboleedka IGAD oo maalintii labaad galay
Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah kulankoodii 39aad ku yeelanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Kulanka oo shalay furmay ayaa looga hadlay...
Dal kuyaalla Koonfurta Amerika oo Codsi Diplomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya
Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diplomaasiyadeed oo Rasmi ah Usoo Dirtay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Addis Ababa –Ku Simaha Safiirka Safaaradda JFS ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga...
Xasan Sheekh oo kulan la qaatay saraakiil iyo askar lagu tababarayo Turkiga
MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim...
Puntland, oo Xukuumadda Federaalka ku eedeysey in ay Shirkado Ganacsi u Samaysatey Arrimaha
Wasiirka Caddaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha diinta ee Puntland Cawil Sheekh Xaamud
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa ku eedeyey Xukuumadda Federaalku in ay si toos ah u dhacdey...
Heshiiskii ay DF ku fasixi laheyd qaadka Kenya oo dib u dhacay + Sababta
Waxaa maanta dib u dhacay heshiis lagu saxiixi lahaa in dib loo fasaxo Qaadka dalka Kenya ee loo suuq geyn jiray gudaha Soomaaliya oo hadda xayiran ku dhowaad laba sano.
Wasiirka beeraha...
Qorshaha 3 geesoodka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh oo la sharxay
8Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab
Madaxweynaha oo maanta ka hadlayey machadka SETA ayaa sheegay in ugu dambayn ay dawladdu...
Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah burcadda & ciyaal weerada
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Shir looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho Maanta waxaa uu la yeeshay Saraakiisha Taliska Qaybta guud ee booliska Gobalka Banaadir .
Afhayeenka...