Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah burcadda & ciyaal weerada
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Shir looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho Maanta waxaa uu la yeeshay Saraakiisha Taliska Qaybta guud ee booliska Gobalka Banaadir .
Afhayeenka...
Xasan Sheekh iyo kooxdiisa oo isku haya laba arrin oo la xiriirta Golaha Wasiirada
– Nidaam walba oo ka dhasha Soomaaliya tan iyo 2009 wuxuu lahaa koox jilib culus ah oo ku xisaabsan inay dhisteen madaxweynaha markaas la doortay, waxaa loo yaqaanaa milkiilayaal fara maran.
Wax loo...
Axmed Karaash oo Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan ka hortagga Nafaqa darrada
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir heer Wasiiro ah oo ku saabsan ka hortagga Nafaqa darrada.
Kulanka oo Lixdii biloodba mar la qabto...
Daawo:- Muqaal” Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Jowhar ku qaabilay Wafdi ka socda QM
Madaxweynaha Dowlad Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xarunta Madaxtooyads ee ee Magaalada Jowhar ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay siyaasadiisa ku aadan Al-Shabaab
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab.
Madaxweynaha oo ka hadlayey Turkiga oo uu booqasho ku joogo ayaa sheegay in ugu dambayn...
Xoghayaha cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka la wareegay
Xoghayaha joogtada ah ee dhawaan loo magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay xoghayihii hore Dr. Maxamed Ibraahim Nuur.
Munaasabad oo lagu qabtay...
Godka Laftagareen – Maxaa ka socda Koonfur Galbeed?
Maamulka ka jira gobolka Koonfur-Galbeed (KG) wuxuu December 18, 2018 ku yimid doorasho aan hufnayn, kacdoonkii carada shacbiga ka dhashayna waxaa lagu demiyay dhiiga. Maamulka dulmigaas ku askunmay ee Cabdulcasis Xasan Maxamed...
Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya iyo Xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Sabiid oo kamid ah degaannada hoostaga degmada...
In ka badan 200 Carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Soomaaliya
Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in ugu yaraan 200 oo carruur ah ay Soomaaliya ugu dhinteen nafaqo darro tan iyo bishii Janaayo, iyadoo dalka ay...