Radion Halgan

Waa tuma Jaamacadda Soomaaliyeed ee soo saartay madaxweyne iyo 7 R/W?

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar oo haatan ah Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa soo saaray qoraal dheer oo uu kaga...

Madaxweyne Xasan oo dalab culus u gudbiyey Jaamacadda Carabta

0
– Ergeyga arrimaha bani’aadanimada iyo abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame, ayaa xalay fiidkii dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda...

Daawo:- Muqaal ” Xasaasi ah! Villa Somalia oo shaacisay inay dhinteen qaar kamid ah...

0
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo marti ku ahaa  barnaamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa si cad u sheegay in qaar kamid ah dhalinyaradii tababarka looga qaaday dalka Eritrea...

Madaxii Amniga Gedo ee Farmaajo oo xog ka bixiyey xaalad ka taagan gobolka

0
Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas. Wuxuu sheegay in...

Wax ka ogow 10-ka magaalo ee ugu waxbarashada fiican adduunka

0
London ayaa mar kale hoggaanka u heysa meelaha ugu fiican ee ardayda caalamka ay waxbarasho u doonan karaan, sida laga soo xigtay qiimeyntii ugu dambeysay ee shirkadda la talinta ee Britain...

Daawo:-Muqaal” Xasaasi ah! Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dagaal ku dhawaaqay, isagoo ku laabtay Jowhar

0
Madaxweynaha dowlad  HirShabeelle  Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ee caasimadda HirShabeelle ayaa islaamiyey guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.   Madaxweynaha oo...

Madaxweynaha Dowlada Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo dib ugu laabtay Jowhar

0
Madaxweynaha Dowlad Hirshabeelle Mudane Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo dhoweeyay Kusimaha...

Madaxweyne Xasan oo markii u horeysay kala saaray maalinta xoriyada iyo midnimada

0
– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horaysay waxa uu kala saaray labada maalmood ee 26 Juun iyo 1-da Juulay oo hore maalmo xorriyad ugu astaysnaa.   Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay...

SACIID DENI oo yabooh u sameeyey Xasan iyo Xamza

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa yaboohay inuu si buuxda ula shaqeyn doono dowladda madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.     Deni ayaa hadalkan xalay ka sheegay xarunta madaxtooyada...

Waraka Xasaasiga ah