Close Menu
    What's Hot

    Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

    November 25, 2026

    Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

    November 25, 2026

    DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

    November 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

      November 25, 2026

      DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

      November 25, 2026

      DEG-DEG – HOOYO CARRUUR AY DHASHAY TOOGASHO KU DISHAY

      November 19, 2026

      DEG-DEG-Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Soomaaliya, Gen. Cabdalla Cabdalla, ayaa iska casilay

      November 19, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

      November 25, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

      November 25, 2026

      Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

      November 25, 2026

      DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

      November 25, 2026

      DEG-DEG – HOOYO CARRUUR AY DHASHAY TOOGASHO KU DISHAY

      November 19, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

    Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

    By radiohalgan.comNovember 25, 20261 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Kenya, Moses Wetang’ula, ayaa ka sheekeeyay dhacdo muran dhalisay oo ka dhacday gudaha Baarlamaanka Kenya.

    Wetang’ula ayaa sheegay in xilli uu baarlamaanka ka jiray muran iyo xiisad xooggan, uu xildhibaan ka mid ah Golaha Shacabka lagu arkay isagoo telefoon uu lahaa xildhibaan kale jeebka gashanaya.

    Guddoomiyaha ayaa sheegay in muuqaalka CCTV-ga loo keenay xafiiskiisa, isaga iyo Hoggaamiyaha Aqlabiyadda, Kimani Ichung’wah, iyo xildhibaano kale ay si wadajir ah u daawadeen.

    Markii xildhibaanka loo yeeray lana tusay muuqaalka, ayuu si buuxda u diiday inuu telefoonka qaatay, inkastoo muuqaalka kamaradaha ammaanku muujinayay dhacdada.

    Wetang’ula ayaa sheegay inuu xildhibaanka kula taliyay inuu dib uga fiirsado ficilkiisa, isla markaana damiirkiisa la xisaabtamo inta ka harsan muddada baarlamaanka.

    Radio Halgan – Codka Shacabka Soomaaliyeed
    #RadioHalgan #Kenya #Parliament #MosesWetangula

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

    November 25, 2026

    DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

    November 25, 2026

    DEG-DEG – HOOYO CARRUUR AY DHASHAY TOOGASHO KU DISHAY

    November 19, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

    November 25, 2026

    Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

    November 25, 2026

    DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

    November 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.