Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026

      DEG-DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay galabta.

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    By radiohalgan.comSeptember 27, 20261 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta degmada Balcad ka daah-furay ololaha doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada.

    Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen wakiillada JSP ee degmada Balcad ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Hirshabeelle, iyo xubno ka socday Ururka JSP.

    Waxaa munaasabadda ka qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Balcad ahna Duqa Magaalada, Qaasim Cali Nuur, wasiirro iyo xildhibaano, iyo mas’uuliyiin ka tirsan JSP oo ay ka mid ahaayeen Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Ururka iyo Xoghayaha Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    Ugaaska Degmada Balcad, Guddoomiye Qaasim Cali Nuur iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Hirshabeelle ayaa khudbado ka jeediyay munaasabadda, iyagoo bulshada ku boorriyay ka qeybgalka hannaanka doorashooyinka iyo doorkooda ku aaddan geeddi-socodka doorashooyinka.

    #RadioHalgan | #JSP | #Balcad | #Hirshabeelle

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026

    Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

    September 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.