DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM
Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, oo aan weli si rasmi ah looga guddoomin waraaqaha aqoonsiga danjirenimo, ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigga TURKSOM ee Muqdisho, oo lagu tababaro Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Kormeerka ayaa qeyb ka ah howlo uu Safiirku ku baranayo xarumaha iyo iskaashiga milatari ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
#RadioHalgan | #Somalia | #Turkey | #TURKSOM

