Author: radiohalgan.com

Cutubka 1–4-aad ee dastuurka Soomaaliya ayaa shalay lagu ansixiyay xarunta baarlamaanka Soomaaliya. 212 mudane oo Golaha Shacabka ah oo lagu daray 42 mudane oo Aqalka Sare ah ayaa “Haa” ugu codeysay afartaan cutub, taas oo ka dhigan inuu ku maray aqlabiyad ay wadarteeda guud tahay 254 mudane. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waqti iyo xoolaba gelisay ansixinta afartaan cutub, si gaar ah cutubka 4-aad oo ay ku jiraan qodobada ugu muhiimsan dastuurka, gaar ahaan kuwa taabanaya siyaasadda iyo hab xukunka dalka ayaa muhiim u ahaa Madaxtooyada. Waxaa soo koobeyna lixda qodob ee ugu muhiimsan cutubyada dastuurka ee shalay uu ansixiyay baarlamaanka Soomaaliya?…

Read More

Saacado kahor intii aan la ansixin 4 cutub ee Dastuurka Soomaaliya, wakiilada caalamiga ah ayaa dood adag ka keenay qodobada la xariira qiyamka bulshada, gaar ahaana. – Diinta Islaamka (Diin kale laguma faafin karro ayay diidan yihiin). – ⁠Da’ada Qaangaarka (18 sano kayar lagama dhigi karro) – ⁠Dilka ciqaabta (Dil Toogasho ah in meesha laga saaro). Beesha Caalamka ayaa ku adkeysatay, in qodobadaas aan sidii ahaayeen loo deyn karin, oo ay qasab tahay in lagu laabto. Hayeshee, madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddiga dibu eegista dastuurka ku amray in la qoro warqad lagu sheegay in qodobadaas dib loo eegayo Latashina lagalinayo, iyadoo…

Read More

Tan iyo wixii ka dambeeyey, markii uu Markab jiidhay, buundada isku xidha Washington DC iyo Baltimore, waxaa soo badanaya walaaca laga muujinayo, heerka bedqabka buundooyinka Maraykanka. Warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee AP, ayaa lagu falanqeeyey in ka badan 621,000 oo buundo oo Maraykanku leeyahay, kuwaas oo dhererkoodu ka badan yahay illaa 20 feet. Buundooyinkaas ayaa 42,400 oo ka mida la sheegay in xaaladdoodu aanay wanaagsanayn, waxaana maalin walba isticmaala illaa 167 million oo gaadhi, sida ay sheegtay dawladda Maraykanku. Inta badan buundooyinkan, ayaa da’doodu ay gaadhaysaa illaa 70 sannadood. 15,800 oo ka mida buundooyinkaas ayaa toban sano ka hor,…

Read More

Maamul goboleedka Somaliland oo isku heesta dal madax bannaan ayaa sheegay in dastuurka cusub ee shalay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ansixiyeen uusan waxba ka khuseyn. Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa sheegay in maamulkooda uusan qeyb ka aheyn wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya lagu sameeyay waligoodna aysan qeyb ka noqon dastuurka. Waxa uu sheegay wasiirka in dowlada Soomaaliya ay hadda kahor aaminsanayd in Somaliland oo maqan aan dastuur la samayn karin, lakiin ay hadda samaysteen dastuur u gaar ah, oo ay soo afjareen doodoodi hore. Cali Mareexaan ayaa intaa ku daray in ansixinta wax…

Read More

Caro aad u xooggan ayaa ka dhalatay fal cunsuriyad iyo xad-gudub ah oo maqaayada cuntada fudud caanka ku ah KFC, kula kacday nin dhallinyaro naafo ah oo damacsanaa in maqaayadooda cunto ka cuno. Laan ay maqaayada KFC ku leedahay garoonka diyaardaha magaalada Lagos ee dalka Nageria ayaa lagu cunsuriyeeyay Adebola Daniel, oo ah wiil uu dhalay guddoomiyhii hore gobolka Gbenga ee dalka Nageria . Qoraal uu ninkan naafada ah kusoo qoray bartiisa X ayuu ku sheegay in lagu cunsuruyeeyay maqaayada KFC laguna amray in uu ka baxo, waxa uuna sababta ku sheegay in lagu dhibaateeyay kaliya kursiga curyaamiinta uu watay…

Read More

Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa kulan gaar ah ka yeeshay codayntii Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ku ansixiyay dib u eegistii lagu sameeyay 4ta cutub ee Dastuurka Dalka. Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sheegay in maamulkiisa uu diidan yahay go’aanka Baarlamaanka uu ugu codeeyay Dastuurka. Halkaan ka aqriso qodobada kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirrada DG Puntland: Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa horay u diidday qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka iyada oo ku baaqday in kulan wayne la isugu yimaado si looga tasho qodobada wax ka baddelka lagu samaynayo.

Read More

Baraha bulshada waxaa saacadihii ugu dambeeyey ku baahay qoraallo ay dad badan faafiyeen oo ku saabsan khayrka ku jira habeenka Laylatul Qadriga kaas oo ay inta badan dadka qoraallada soo dhigay ay xigteen Imaamka Masaajidka Barakaysan ee Makkah, Sheekh Cabdirixmaan Sudaysi. Nuxurka farriinta baahday ayaa ahayd “in ka faa’iidaysiga habeenkan barakaysan uu ruux kasta u heli karo si gaar ah.” Maamulka masajidada barakaysakan ayaa beeniyey farriinta la faafiyey ee loo tiiriyey Sheekha iyagoo qoraal kooban oo la soo dhigay barta Facebook ee ‘Inside the Haramain’ lagu sheegay inaysan sal iyo raad toona lahayn arrintaasi. “Farriinta baahday ee baraha bulshada lagu…

Read More

Dalka Turkiga waxaa maanta oo Axad ah kuna beegan 31ka Maarso 2024 ka billaabinaya Codbixinta doorashada Dowladaha Hoose waxaana meelaha indhaha lala raacayo kamid ah Magaalada ugu dadka badan ee Istanbul. Doorashada ayaa ka dhacaysa 81 Gobol waxaana la diyaariyay goobaha codbixinta, adeegyada muhiimka ah ee loo baahan yahay, qalabka loo adeegsanayo Cod bixinta iyo ciidamada ilaalinaya nidaamka kala dambaynta. Guddoomiyeyaasha Gobollada, Duqa magaalo weliba ay leedahay, Guddoomiyaasha Degmooyinka ilaa Xaafadaha ayay maanta dooranayaan Shacabka Jamhuuriyadda Turkiga iyaga oo ku xulunaya hadba qof weliba kartida uu u leeyahay wax u qabashadooda. Waxaa lasii saadaalinayaa meelaha ay ku kala adkaan karaan…

Read More

Dowladda Maraykanka ayaa kordhinaysa taageerada dhinaca Militariga ah ee ay siinayso Xukuumadda Israaiil waxaana ay Washington ay qorshaysay in ay dhiggeeda Tel Aviv u gacangeliyo hub cusub oo casri ah. Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in qiimaha hubkaas uu ku kacayo lagu qaddaray $2.5 Bilyan oo doollar waxaana suuragal ah in kharashka uu intaas kasii bato maadaama taageerrada ay tahay mid had iyo jeer u furan Israaiil. Washington ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay garab istaagga Tel Aviv sabab la xiriirta in taangiyadii casriga ahaa ee lacagta badan ay kasoo bixisay in lagu gubay dagaalladii ka dhacay Magaalada Gaza sidaas…

Read More

markaana dhaqaalaha ugu badan ka hesha dalka Imaaraadka Carabta ayaa muddo bilo ah ka hawlgalaysay marinka Qaza. Masuuliyiinta Qubrus ayaa iskaashi kala sameeyey Israa’iil, sidii loo yagleeli lahaa, marin badeed ammaan ah oo la soo mariyo cuntooyin iyo agab kale oo la sii hubiyey ka hor inta aan loo dirin Qaza. Maraykanka ayaa dhinaciisa ka fekeraya inay hirgeliyaan, deked sabbaysa oo ku meel gaadh ah oo loogu talo galay in laga dejin karo gargaarka loo wado qaza. Dekeddan ayaa la filayaa inay dhamaato ka hor bilawga bisha May ee soo socota. Hay’adaha samafalka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan in gargaar…

Read More