Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » SOMALILAND oo dhibco siyaasadeed ka heshay ansixinta wax ka beddelka dastuurka

    SOMALILAND oo dhibco siyaasadeed ka heshay ansixinta wax ka beddelka dastuurka

    By radiohalgan.comApril 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Somaliland oo markii ugu horreysay ka hadashay wax ka beddelka dastuurka ee Sabtidii uu meel-mariyay baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si cad u sheegtay in aysan arrintaasi waxba ka quseyn.

    Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Mareexaan) ayaa sheegay in talllaabaddii Sabtida ay soo afjareyso rajadii ugu dambeysay ee ay isku maaweelin jirtay Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

    “Marka waa shaqo ay iyagu (Soomaaliya) ay qabsadeen oo iyaga u taalla wax ka quseeyana ma jiraan Somaliland iyaguna way ogyihiin midaasi,” ayuu yiri Wasiir Cali Mareexaan oo la hadlay BBC-da.

    Waxa uu intaas kusii daray “Waxaa kaliya oo xusid mudan in barigii hore ay odhan jireen oo ay isku maaweelin jireen ‘dastuurka la ansixin mayo inta Somaliland meel wax la isla dhigayo’ taana way soo afjareen.

    Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Somaliland ay leedahay dastuur iyada u gaar ah, kaasi oo loo codeeyay sannadkii 2001-dii, wuxuuna iska yeel-yeel ku tilmaamay in xildhibaanno reer Somaliland oo ka tirsan BF ay wax ka ansixiyeen dastuurka.

    “Qof ka qoran halkan (Somaliland) in uu dembi ka galay oo xilka markuu ka dhamaadana ay tahay in uu cafis weydiisto (madaxweynaha Somaliland) siduu dal u ma talayaa?,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan.

    Isku soo wada duubo, Somaliland ayaa fursad siyaasadeed ‘aan la fileyn’ ka heshay tallaabadda ay Sabtidii qaaday dowladda federaalka Soomaaliya, oo iyadu baarlamaanka marsatay wax ka beddelka dastuurka ee ay rabtay, kaasi oo uu xalay saxiixay madaxweyne Xasan Sheekh xilli uu wajahayo mucaaradad xooggan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.