Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada shisheeye ee Faransiiska, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha difaaca caalamiga ah Intelligence Online. Ciidamadan ayaa ka koobnaan doona ugu yaraan 3,000 oo ajaanib ah oo la qorayo waxayna ujeedadoodu tahay in ay xoojiyaan awoodda milatari ee Imaaraadka. Sarkaal hore oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa hogaaminaya hindisaha, waxaana qorista la qorsheeyay inta u dhaxaysa bartamaha 2024 iyo 2025. Habka qorista oo ay maamulayso shirkad Abu Dhabi ah, ayaa u ballan qaadaysa shaqooyin mushahar fiican leh oo la siinayo ragga…
Somalia and Kenya are poised for a significant showdown in the upcoming African Union Council Committee elections, which are slated for February 2025. In these elections, they will compete for the organization’s top learship positions.The nations are competing for top leadership positions, with Somalia’s Fawsiya Yusuf Haji Aden and Kenya’s Raila Odinga representing their respective countries. This competition underscores the growing influence and stakes within the African Union.The leadership contest was a primary focus at the 22nd meeting of the Executive Council of the African Union, hosted at the headquarters in Addis Ababa. Notable attendees included Abdullahi Mohamed Warfa, the…
Diyaarad nooca Militariga ah oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa goordhaw ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii kooxda Al-shabaab ka geysatay hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Dhaawacyada la qaaday ayaa gaaraya 18 ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL ka dhacay laba habeen ka hor, kuwaas oo qaba dhaawacyo culus oo wax looga qaban waayay gudaha dalka. Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan ayaa ka sagootiyay dhaawacyadaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo saacadihii…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, taas oo ay aad ula yaabeen dadka deegaanka. Falkan ayaa lagu kala kacay ilmo yar oo dhawaan uun dhashay, kadib markii lagu riday musqusha guri ku yaalla degmada Maxamed Cali ee magaladaasi. Ciidanka dab-damiska Somaliland oo gurmad ku gaaray goobta ayaa soo badbaadiyay ilmaha yar oo nool, waxaana ay geeyeen isbitaalka guud ee magaalada oo haatan lagula tacaalayo xaaladdiisa caafimaad. “Ciidanka Dab-demiska magaalada Burco ayaa habeenimadii xalay soo badbaadiyay Ilmo yar oo lagu riday Musqul Degmada Maxamed Cali. Ilaahay…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Burundi ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa maanta ka dhaqaaqay degmada Balcad, ayaga oo isku fidiyay hareeraha magaaladaas oo ku taalla waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar. Ciidamada howlgallada wada ayaa waxaa horkacaya saddex xiddigle Xasan Cali iyo taliyaha Ciidamada Burundi Gaashaanle Ntakarutimana Thierry, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ATMIS. Ujeedka ayaa ah in laga hortego weerarada ay halkaas kasoo abaabulaan Al-Shabaab, maadaama lagu jiro bisha Ramadaan. “Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ATMIS ee fadhigoodu yahay Saldhiga Ceelka Geelow iyo Ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF), ayaa kordhiyey roondooyinka wadajirka ah ee ay…
Jowhar/16/Mar/ 2024/Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Mudane Xil Mohamed Faarax oo uu wehlinaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha: Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa kulan laqaateen qaar kami ah Beeraaleeyda iyo Gudiyad Kanaalada Waxaayna Kaga Wada hadlaayeen Sidii loomideen lahaa Iskaashatada Beeraaleeyda iyo Gudiyada Beeraaleeyda Jowhar: Hoolaha Shaqo oo aay haayso Wasaarada ayaa ah Sidii Saro loogu qaadilahaa Wax Sosaarka Beeraha: kulumo isdaba Joog ah Ayaay Layeeladheeysaa Madaxa Wasaaradda Si loohubiyo Beeraaleeyda;
Kuwa sheegtay Magaca Hiiraan State ee Dagaalka ka sameeyay Baladweyne waan bixineynaa”Gudoomiye Camba-gooye” Hoos ka Dhageyso Wareysi Camba-gooye https://youtu.be/U7hwacqEoAU?si=8V6seQnRszqG_VHD
Dhageyso:- Hirshabelle oo Amaro Cusub ku so Rogtay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne.
Hirshabelle oo Amaro Cusub ku so Rogtay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne. https://youtu.be/2W_boZpn_ls?si=HwZrh-6ft9LM-l_y
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanahaya kuwa dadka ddeegaanka ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal sare iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Dumaaye ee gobolka Mudug. Howlgalka ayaa ciidamada is garabsanaya waxay si gaar ah uga sameyeen wado ay ku safrayeen horjoogayaasha iyo maleshiyaadka kale, waxaana lagu dilay howlgalka laba horjooge oo mid ka mid ah uu yahay ajinabi, halka mid ka kalana uu ahaa Soomaali. Labada horjooge ayaa sidoo kale lala dilay shan maleeshiyaad ah oo ilaalo u ahaa horjoogayaasha la dilay. Horjoogaha Soomaaliga ee howlgalka lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Isaaq Aw raage…
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo faah-faahin ka bixisay howlgal ka dhacay Gobolka Mudug waxa ay sheegtay in lagu dilay saraakiil katirsan ‘AS’ kaddib markii xog dhammaystiran laga helay sida hadalka loo dhigay. Howlgalkaan ayay Dowladdu sheegtay in ay uu ahaa mid si feejigan la isugu dubbariday oo ugu dambayn lagu beegsaday ku xigeenkii madaxa Jabhadaha ‘AS’ ee Gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Magaca sarkaalka la beegsaday waxa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay Maxamed Isaaq Aw-Raage oo ku magac dheer (Maracadde) waxaana uu ku eedaysnaa dagaallo ka dhacay Gobolka Mudug sida Dowladdu hadalka u dhigtay. Qoraalka Dowladda Federaalka Soomaaliya…
