Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Imaaraatka Carabta oo dhisaya ciidamo calooshood u shaqeystayaal si uu ugu xoojiso awooddiisa militari ee Yemen iyo Soomaaliya

    Imaaraatka Carabta oo dhisaya ciidamo calooshood u shaqeystayaal si uu ugu xoojiso awooddiisa militari ee Yemen iyo Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 17, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada shisheeye ee Faransiiska, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha difaaca caalamiga ah Intelligence Online.

    Ciidamadan ayaa ka koobnaan doona ugu yaraan 3,000 oo ajaanib ah oo la qorayo waxayna ujeedadoodu tahay in ay xoojiyaan awoodda milatari ee Imaaraadka.

    Sarkaal hore oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa hogaaminaya hindisaha, waxaana qorista la qorsheeyay inta u dhaxaysa bartamaha 2024 iyo 2025.

    Habka qorista oo ay maamulayso shirkad Abu Dhabi ah, ayaa u ballan qaadaysa shaqooyin mushahar fiican leh oo la siinayo ragga dhallinyarada ah ee loo qorayo shaqada. waxayna muujinaysaa isbeddel muuqda oo ku yimid istaraatiijiyadda difaaca Imaaraadka Carabta.

    Ciidamadan cusub oo loogu magac daray “Legion Foreign Legion” ee Imaaraadka ayaa la sheegay in la geyn doono dalalka Yemen iyo Soomaaliya, halkaasoo Imaaraadka uu dano gaar ah ka leeyahay, balse ay caqabado amni oo badan kala kulmaan.

    Hawlgalka Imaaraadku ka wado Bariga Afrika, gaar ahaan dhinaca milateriga iyo dhaqaalaha, waxa uu bud-dhig u ahaa siyaasaddiisa arrimaha dibadda. Imaaraatka Carabta ayaa horey ugu lug lahaa tababarida askarta Soomaaliya iyo sameynta saldhigyo ciidan iyo ka qeyb qaadashada mashaariicda bani’aadanimo iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

    Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in qorshuhu uu la jaan qaadayo hadafka ballaaran ee Imaaraadku leeyahay ee ah inuu awood ku sameeyo gobolka iyo ka hortagga khataraha gobolka, gaar ahaan kooxaha taabacsan Iran sida dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen iyo kooxaha sida Al Shabaab ee Soomaaliya.

    Imaaraatka Carabta ayaa dhawaanahan waxaa lagu dhaleeceeyay taageerada ay siiso ciidamada Sudan ee RSF, dagaalka ay kula jiraan ciidamada Sudan.

    Imaaraatka Carabta ayaa si adag u beeniyay in ay hubeynayaan kooxda RSF inkastoo warbixin sir ah oo Qaramada Midoobay ay soo saartay ay ku sheegtay in ay hayaan cadeymo lagu kalsoonaan karo.

    Aasaaska Kooxda Ajnabiga ah ee Imaaraatka waxay sidoo kale dhalinaysaa su’aalo ku saabsan qaabka isbeddelka ee iskaashiga milatariga caalamiga ah iyo qandaraasyada milatari ee gaarka ah.

    Qorista ay dawladda Imaaraadku si toos ah ugu qoranayso askarta ajaanibka ah muddo aan la cayimin waxa ay ka dhigan tahay dhaqdhaqaaqyo cusub oo dhanka xidhiidhka difaaca caalamiga ah iyo dhaqamada calooshood u shaqeystayaal ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.