Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Masuuliyiin iyo dad shacab ah oo ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL oo loo qaaday dalka Turkiga

    Masuuliyiin iyo dad shacab ah oo ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL oo loo qaaday dalka Turkiga

    By radiohalgan.comMarch 17, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Diyaarad nooca Militariga ah oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa goordhaw ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii kooxda Al-shabaab ka geysatay hotel SYL ee magaalada Muqdisho.

    Dhaawacyada la qaaday ayaa gaaraya 18 ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL ka dhacay laba habeen ka hor, kuwaas oo qaba dhaawacyo culus oo wax looga qaban waayay gudaha dalka.

    Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan ayaa ka sagootiyay dhaawacyadaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo saacadihii ugu danbeeyay mashquul ku ahaa u diyaargaroowga qaadista dhaawacyadaan.

    “Maanta waxaa la qaadayaa 18 dhaawac ah iyo dadkii la socday, waxaa la geyanaa isbitaallo ku yaalla magaalada Ankara, iyaga oo nabad ah ayay noo soo laaban doonaan, Insha allah. Dhaawacyada la qaadaayo waa dhammaan dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Hotel SYL, looma kala saarayo masuuliyiin iyo shacab marka waxaa la qaadayaa wixii qaadis u baahan”ayuu yiri wasiir Cali Xaaji.

    Ma ahan markii ugu horeysay oo dowladda Turkiga ay u soo gurmato dad waxyeelo kasoo gaartay qaraxyada Ismiidaaminta ah iyo weerarada kooxda Al-shabaab ka geystaan gudaha dalka.

    Weerarkii ka dhacay hotel SYL 14-kii bishaan ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay sadax  askari, waxaana ku dhaawacmay 27 ruux oo kale oo ay ku jiraan Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.