Author: radiohalgan.com

Garoonka diyaaradaha Fairbanks ee kuyaalla gobolka Alaska ee dalka Mareykanka ayaa waxaa dhibaato badan ku hayay oo shaqadiisa khal khal galiyay shimbiro tiro badan oo garoonka soo gala. Waaxda gaadiidka ee gobolka Alaska ayaa bilaabay raadinta xal wax looga qaban karo shimbiraha garoonka dhibay, waxa ayna sameeyeen robot cabir ahaan la eg eeyga, kaas oo la rabo in lagu cabsi geliyo shimbiraha garoonka iska yimaada. Robotkan afarta lugood loo sameeyay ayaa waxa loo habayn doonaa si uu ugu ekaado mid ka mid ah xawayaanada wax ugaarsada oo ku dhex wareegaya dhabbaha dayuuradaha ku ordaan ee garoonka Fairbanks. Khubarada hooshan wada…

Read More

Ra’isul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Kheyre , Cumar Cabdirashiid iyo  xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal wadajir ah ay soo saareen ku qaadacay go’aankii xildhibaanada ku ansixiyeen wax ka bedelka afar cutub oo dastuurka katirsan. Qoraalka ay soo saareen musharaxiintan Madaxweyne ayey ku caddeeyeen in ay qaadacsan yihiin dastuurka cusub ee la ansixiyay, waxa ayna shaaciyeen in ay aqoonsan yihiin dastuurkii hore ee KMG ahaa. “Madaxweynuhu wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan siyaasadeed, wuxuu qalqal geliyey geedi socodkii dib u heshiisiinta iyo dawlad dhiska, wuxuu dhaawacay is aaminaddii iyo kalsooni dhiskii ummadda, wuxuu dalka u sameeyey laba dastuur…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka. Madaxweynaha oo ah Ilaaliyaha mabaadi’da aasaasiga ah ee daatuurka ayaa tilmaamay in Dastuurkan uu ku saleysan yahay Shareecada Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed, isagoo hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed dhammeystirka Dastuurka. “Maanta waa maalin taariikhi oo baal dahab ka gali doonta hannaanka dowlad-dhiska dalka ee muddada soosocday. Dhammeystirka Dastuurka waxa uu aas-aas u yahay…

Read More

Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah, ayaa si wadajjir ah loogu soo eedeeyey Burcadnimmo hubeysan iyo Dhac ay ka geeysteen degmadda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Shantaan eedeysane, ayaa Taleefano iyo lacago ka qaatay dad isugu jira Shacab iyo Askar aan xilligaasi hubeysaneyn oo shaqada fasax ka ahaa, iyaggoo dhaawac u geeystay qaar kamid ah dhibaneyaasha, waxaana eedeysaneyaasha ay falkaan ku geysteen hal qori oo Ak47 ah oo uu lahaa Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed. Dhaca kadib Eedeysaneyaasha ayaa…

Read More

Sheekh Rusheeye, waa sheekh caan ka ah guud ahaan gayiga Soomaalida, isaga oo lagu yaqaano in xarumo cilaaj ah uu ka sameeyay deegaanno kala duwan iyadoo ay ku xiranyihiin bollaal dad ah oo u badan dumar. Hase yeeshee muddooyinkii dambe waxaa soo baxay wadaaddo kale oo iyagana loo yaqaanno ‘Rusheeye’, iyagoo deegaanno dhowr ah ka sameystay Xarumo. Waxaa kamid ah Sheekh Maxamed Xuseen Ibraahim, oo xaruntiisa weyn ay ku taallo magaalada Mandheera, sidoo kale waxa uu xarumo kale ku leeyahay Mooyaale iyo Wajeer. Xaruntiisa Wajeer oo ah mid cusub ayaa furitaankeedii kadib waxaa ka dhashay muran badan iyadoo ay ka…

Read More

Meel ku taalla dhanka xeebta ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaa laga taagay lix tiir oo alwaaxa oo shub ku mudan kuwaas oo laga dhex taagay ciid cad oo saafi ah, mowjadaha buluuga ee ka soo jabaya badweynta Hindiya ayaa si tartiib ugu soo jaba bar dhammaad u dhow, laakiin waxay inta badan marag ka yihiin dhacdooyin xun xun. Digniin: Maqaalkani waxaa ku jira sharraxaad laga yaabo in dadka qaarkiis ay ka xumaadaan ama dhibsadaan. Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa halkan markasta keena rag la tooganayo, kuwaas oo gacmaha looga xiray xargaha caagagga ah, madaxana loo galiyey wax madow dabadeedna…

Read More

Ciidamada Badda Hindiya ayaa shalay ka falceliyay dhacdo ka dhacday meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Sida lagu xusay qoraal lasoo dhigay barta X ee ciidamada, fiidnimadii xalay ayaa afhayeenka ciidamada wuxuu ku sheegay inay ka war heleen dhacdadan oo doon kalluumeysi oo laga leeyahay Iiraan laguna magacaabo Al-Kambar’ ay u gacan gashay burcad-badeed Soomaali ah taariikhdu markii ay ahayd 28-kii bishan. https://x.com/indiannavy/status/1773732529151119576?s=20 Arrintan ayaa ka dhacday meel 90 meyl koofur-galbeed kaga beegan jasiiradda Yemen ee Suqadra. “Labo markab oo Hindiya leedahay iyo ciidaka ku sugan badda carabta ee halkaas u jooga howlaha ammaanka badda, ayaa gacan siiyay markabka la afduubtay,…

Read More

Sam Bankman Freid oo lagu naanayso ‘boqorka Lacagta Cryptocurrencies,’ ayaa lagu helay danbi ah inuu xaday balaayiin doollar oo uu ka dhacay macaamiisha sarifka cryptocurrency ee shirkadiisa, FTX. Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa ku xukuntay 25 sano oo xarig ah, taasoo dacwad oogayashu ku tilmaameen mid ka mid ah khiyaanooyinkii maaliyadeed ee ka dhacay Maraykanka. Sidoo kale waxaa lagu qeexay burburkii ugu weynaa ee garaadka Silicon Valley, kaas oo ay la kulmeen dad caan ah oo ay ka mid ahaayeen Gisele. Bündchen iyo Tom Brady. Bishii Noofambar 7, 2022-kii ayuu Bankman Freid la kulmay bilowga…

Read More

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay ka shaqeysay guusha maanta laga gaaray wax ka beddelka dastuurka oo ay ansixiyeen xildhibaanada labada Aqal. Xamza ayaa ku faanay in tallaabadan taariikhiga ah ay qeyb ka tahay fulinta ballan-qaadyada Xukuumadda ee la xiriiray dhammeystirka Dastuurka, sida uu hadalka  dhigay. Ra’iisul wasaaraha ayaa ujeedka laga leeyahay dhammeystirka dastuurka ku sheegay si talada dib loogu celiyo dadka Soomaaliya oo ay u soo doortaan hoggaankooda. Dhinaca ra’iisul wasaare Xamza ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada gole ansixinta wax-ka-beddelka cutubka 1-aad iyo 4-aad ee Dastuurka Soomaaliya. Sidoo…

Read More

Xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta go’aan rasmi ah ka gaaray wax ka beddelka dastuurka KMG ka ah waxayna si aqlabiyad leh ugu codeeyeen afarta cutub ee ugu horreyso dastuurka dalka. Aqalka sare 42 Senator ayaa ogolaatay wax ka beddelka dastuurka, ayaga oo Haa ugu coddeeyay afarta cutub ee dooddooda maalmihii dambe ka socotay baarlamaanka. Sidoo kale 212 Xildhibaan ayaa iyagna Haa ugu coddeeyay, waxaana sidaas cod aqlabiyad ah loogu ansixiyay wax ka beddelka dastuurka, sida uu ku dhowaaqay Aadan Madoobe. Haddaba sidee looga faceliay tallaabada baarlamaanka Soomaaliya? Qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada…

Read More