Daawo:-Muqaal” Waxa Dib ula Wareegay inta udhaxeyso Matabaan iyo Beledweyne Al-Shabaab oo shalay...
Beledweyne(Radiohalgan.com)-Waa sidee Maanta xaalada Deegaanka Qabno ee hoostagta Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiran oo lagu dagaalamay.
Xigasho Hiiraanwen
https://youtu.be/PbbrQlcJQ7Y
DEG DEG: Cali Guudlaawe oo xilka ka xayuubiyey
– Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilalkii ka qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa xukuumadiisa, balse wareegtada xilka looga qaaday wasiirradaan laguma magacaabin xubno cusub.
Qoraal ka soo baxay...
DEG- DEG -Dagaal culus ayaa ka socda deegaanka Booco ee Gobolka Hiiraan
Dagaal geestay khasaare kala duwan ayaa ka dhacay deegaanka Booco oo dhaca 40-KM dhanka Koonfurta Beledweyne.
Dagaalka ayaa ka dhacay Maxkamad AS Dacwada ku qaadaan oo ku taalla deegaanka Booco, kaddib markii...
Daawo:- Muqaal” Kusimaha Wasiirka Wasaarada Beeraha Dowlada Hirshabelle ahne Ku-xigeenka Maxamed Bashiir Qaasim Daqare...
HOOS KA DAAWO MUQAAL Wasiir Daqare
https://youtu.be/x5KUzv5eFAY
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Garoowe
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta oo Khamiis ah Shir Guddoomiyay Shirka Saraakiisha Amniga Gobolka Nugaal.
Saraakiisha Amniga ayaa Warbixino ka siiyay Taliyaha Qaybta...
MD Cosoble ayaa yiri Reer Baladweyne mid mid waa u caqli badan yihiin laakin...
Madaxweynahii Koowaad ee Hir-shabeelle Dr.Cali Cabdullaahi ayaa Barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose Aqri
Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa yiri
Dhib kasta oo Reer Baladweyne ku dhex heysta magaaladooda ayaga...
DEG-DEG:- Daldhiga Jalalaqsi ayaa hadda lagu dilay Faarax Cali Maxamuud Hiraabe
Beledweyne(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Allaha u naxariisto Saragaalka tirsan Ciidanka Booliska Degmada Jalalaqsi Faarax Cali Maxamuud Hiraabe ,(Billaa caleeg) Ayaa Goordhoweyd lagu dilay isla saldhiga Degmada...
DEG-DEG:-Xasan Sheekh Ayaa Afhayeenka madaxweynaha u magacaabay Abdikariin oo ahaa wariye...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Ayaa Afhayeenka madaxweynaha u magacaabay Abdikariin Cali Kaar oo ahaa wariye ka shaqeyn jiray Somali Channel.
Daawo:- Muqaal” Maamulka Gobalka Sh/Dhexe iyo Taliska Booliska Degmada Jowhar oo beeniyay warar lagu...
HOOS KA DAAWO MUQAAL
https://youtu.be/WMa5CdtfTkI
Wasiir hore Dr. Cabdullaahi Godah Barre ayaa yiri Waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa...
Waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa shacabkii geesiyada ahaa ee shalay weerarka aargoosiga ah ku qaaday nabad-diidka aragagixisada Al-shabaab ee fadhigoodu yahay deegaanka Booco. Waxay argagixisadu dileen Nabadoon/Samafale Alle ha u...