Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Xildhibaan Fowsiya oo u sharaxan guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika

    Xildhibaan Fowsiya oo u sharaxan guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u sharaxan tahay xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (African Union Commission) ee Sanadaha 2025-2028, kaas oo loo sharaxay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Fowsiya Yusuf Haji Adam.

    Qoraal kooban oo koo soo baxay Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay,ย โ€œIyadoo laga duulayo qorshaha dowladda Soomaaliyeed ee xoojinta doorka aan ku leennahay Ururada Caalamiga iyo kuwa Gobolka, ayaa waxaa Xildhibaan Fawzia Yusuf Haji Adam, ay ku matali doontaa dowladda Soomaaliya tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (African Union Commission) ee Sanadaha 2025-2028.โ€

    Xildhibaan Fawzia Yusuf Haji Adam oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka mid ahayd musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweyanaha 10aad ee Soomaaliya, iyada oo horay u soo noqotay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka.

    Xilkaan ay u sharaxan tahay Xildhibaan Fawzia Yusuf Haji Adam ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (African Union Commission) ayaa ku soo adaysa xilli Soomaaliya uu xiriir wanaagsan kala dhaxeenin dowladda Itoobiya oo damac kaga jirta Badda Soomaaliya

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.