DEGDEG: Dagaal ayaa haatan ka socda xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, kaas oo u dhexeeya Ciidanka Deegaanka ee ka amar qaata Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe iyo Ciidanka Guddoomiyaha Degmada Beledweyne, Cumar Alasow.
Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana la sugayaa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sababta dagaalka iyo khasaaraha ka dhashay.
Nala joog, faahfaahinta iyo wararka soo kordha kala soco Warbaahinta radiohalgan.com

