Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Wararkii ugu dambeeyay Wasiir Fardowso oo looga yeeray BF kadib fadeexaddii ka dhacday garoonka

    Wararkii ugu dambeeyay Wasiir Fardowso oo looga yeeray BF kadib fadeexaddii ka dhacday garoonka

    By radiohalgan.comMarch 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Maxaed Cigaal, kadib markii ay fadeexad ka dhalatay lacag sagaal dollar si sifo sharci darro ah loogu rogay shacabka.

    Qoraal kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay dhammaan xildhibaanad kulankan oo berri dhacaya, isla markaana su’aallo looga wayediin doono dhacdadaasi Wasiir Fardowso Maxamed Cigaal.

    “U yeerid iyo hor imaasho Golaha guud ee Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda JFS iyo jawaabidda su’aallo ordaaheedyo sida uu qabo qodobka 69/2 ee dastuurka KMG iyo qodobada Xeer hoosaadka 53/1, 63.” ayaa lagu yiri qoraalka.

    Arrintaan ayaa saameyn ku yeelatay duulimaadyada gudaha (Local) ee garoonkaAadan Cadde, iyada oo shacab fara badan ku xanibmeen garoonka qeybta Local-ka.

    Muranka ugu weyn ayaa u dhaxeeyay wasaaradda gaadiidka iyo shirkaddaha diyaaradaha oo ku saabsan in lacagaha xogta rakaabka lagu kordhiyo qiimaha Ticket-ka iyo in aan lagu kordhin, ayada oo xogta dadka dhoofaya loo dhiibayo shirkad gaar ah, taasi oo iyaduna aad uga soo horjeeda nidaamka amniga iyo kalsoonida dadka dhoofaya.

    Sidoo kale Arrintan ayaa ka dambeysay markii shirkad lagu magacaabo Hornlink la soo kordhiyay, taasi oo nidaam cusub oo ay leedahay lagu shubayo xogta muwaadiniinta ka dhoofeysa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

    Shirkaddan oo ganacsato leeyihiin ayay wasaaradda gaadiidka qandaraas ku siisay inay uruuriso xogta rakaabka raacaya diyaaradaha, taasi oo lacag dheeraad ah kusoo dalacday rakaabka.

    Intaasi kadib ra’iisul wasaaraha ayaa deg-deg arriintan usoo farogeliya, isaga oo booqday gudaha garoonka, kadibna amray in la joojiyo qaadista lacagahaasi muranka keenay.

    Waxaa kale oo uu ra’iisul wasaaruhu intaasku ku daray in dowladdu ay ka xuntahay dib u dhaca iyo culeyska ku yimid safaradooda, isaga oo ballanqaaday in arrintan oo kale aanay dib u soo laaban doonin.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.