Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Soomaaliya oo xoojisay Ololaha kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC)

    Soomaaliya oo xoojisay Ololaha kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC)

    By radiohalgan.comMarch 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Soomaaliya ayaa billowday ololaha ay ku doonayso hanashada kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee loosoo gaabiyo AUC oo ay ku metalayso Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda iyo musharraxad isusoo taagtay xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda.

    Fowsiya Yuusuf ayaa rejo wanaagsan ka muujisay in ay gacanta ku dhigto kursigaan iyada oo sheegtay in ay xoogga saarayso haddii ay ku guulaysato Horumarinta Qaaradda Afrika kuna soo kordhin doonno waaya-aragnimadeeda Siyaasadeed.

    Muddo xileedka kursigaan ay ku haminayso Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan waa 2025-2028 waxaana ku tartamaya Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Raila Odigna oo qudhiisu wada ololaha uu ku gaarayo guusha uu u baahan yahay.

    Midaynta Dalalka kala aragtida duwan ee Qaaradda Afrika ayay tilmaamtay in ay door firfircoon ka qaadan doonto iyada oo diiradda saarayso sidii loo heli lahaa Qaarad midaysan oo isku dhafan waa sida ay hadalka u dhigtay Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

    “Waxa aan u hayaa jacayl qoto dheer & rabitaan xooggan oo ah inaan ka qayb qaato horumarka Afrika, Anigoo u tartamaya guddoomiyaha Midowga Afrika, waxaan hiigsanayaa inaan xoojiyo xiriirka ka dhexeeya dalalka Afrika oo aan ka shaqeeyo sidii loo heli lahaa qaarad midaysan oo isku-dhafan” ayay tiri Fowsiya oo u warrantay Nation.

    Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daauud Aways Jaamac ayaa sheegay in Dowladdu ay garab istaag buuxa la dhinac taagan tahay musharraxad Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

    Fursadaha Soomaaliya & Kenya usoo bannaanbixiyay in ay damcaan Kursigaan waa shuruucda la dejiyay sanadkii 2018kii oo keliya Dalalka dhaca Bariga Qaaradda Afrika u ogolaanaya in ay u tartamaan Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.