Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo la waayay waxaana lagu howlan yahay raadintiisa

    Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo la waayay waxaana lagu howlan yahay raadintiisa

    By radiohalgan.comMarch 4, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaaraha Dalka Haiti Ariel Henry ayaa la waayay xogtiisa waxyar kaddib markii Mucaaradka hubaysan uu gacanta ku dhigay Caasimadda Dalkaas sida ay sheegeen ilo ku dhow dhacdadaan saamaynta ku reebtay waddankaan.

    Ariel Hinry ayaa la baadigoobayaa halka uu jaan iyo cirib dhigay lamana xaqiijin in ay gacanta ku hayaan burcadda caasimadda qabtay iyo in uu baxsaday balse waxaa socda raadintiisa si loogu soo helo Nolol ama Geeri mid uun.

    Ninkaan ayaa dhowaan dib ugu laabtay dalkiisa kaddib markii uu Magaalada Nairobi ku saxiixay heshiiska ogolaanaya in Ciidamada Kenya ay ilaaliyaan xarumaha muhiimka ah isla markaana ay tababaraan ciidamada dalkaas.

    Kenya ayaa xaqiijisay in Diyaaradda uu la socday Ra’iisul Wasaaraha Haiti ay sabtidii ka ambabaxday Magaalada Nairobi iyada oo kusii jeedda Dalkiisa, lama bixin xog intaas ka badan sida uu Dal saddexaad uu sii maray.

    Arrintaan ayaa noqotay mid indhaha Caalamka soo jeeditay waayo waxa uu Ninkaan muhiim u yahay heshiiska ogolaanaya ciidamada Booliiska Kenya in ay tagaan Dalkaas si ay u xoojiyaan ciidanka awooddoodu liidato ee dalkaasi.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.