Maamulka Gobolka Banaadir & Haay’adda UNDP oo ka wada hadlay xasilinta iyo Dhismaha Golaha...
Guddomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Haay’adda UNDP ee Soomaaliya, Mr. Jocelyn Mason iyo kuxigeenkiisa Marwo Sophie Kemkhdze.
Kulanka ayaa...
Daawo:- Bishaar Rashiid Salaad ku Magac dheer Taliye halgan oo Ka hadaly xalada...
Hoos ka daawo Muqaalka Bishaar Rashiid Salaad ku Magac dheer Taliye halgan oo Ka hadaly xalada iyo dad lagaso daayeen xabsiga kooxda Al- Shabaab Ciidanka macawisleey da jalalqsi
https://youtu.be/jwGtIBIwFTQ
Daawo:- Muqaal Ninkii isbaaro dhigta dhulka Hiiraan ee la xureeyay waxaan ula dagaalameynaa sidii...
Hoos ka daawo Muqaalka
https://youtu.be/DRAYqeFxr60
Daawo:- Muqaal” Odayaasha Degmada Moqokori ee Gobalka Hiiaan oo baaq u diray Dowladda Soomaaliya...
Hoos ka daawo Muqaalka
https://youtu.be/sVjTyhfdkRg
DEG DEG:- Daawo:- Soomaliland oo soo Bandhigtay Maxaabiis ay ku qabatay Dagaalkii ka dhacay...
Hoos ka daawo Muqaalka
https://youtu.be/12Wukb_YjHY
Wasiirka koowaad ee Xukuumadda oo kulan la yeeshay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha...
Madaxweynahii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeyay Nabadoon Muumin Giriig
إنا لله وإنا إليه راجعون.
Allah ha u naxariisto Nabadoon Caaqil Muumin Cabdi Fiidow (Muumin Giriig) oo gacan ka xaq daran maanta ku dishay magaalada Muqdisho.
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisa, qaraabadiisa iyo...
Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya
Nabadoon caan ah oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray.
Nabadoon Muumin Cabdi Fiidow (Muumin Giriig)...
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka...
Madaxweynaha dowladda Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Hiiraan.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayeey Siyaasiyiinta iyo madaxda kasoo jeeda gobolka...
DEG DEG: Xasan oo saxiixay soo-jedintii Xamza ee guddiga dastuurka
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd saxiixay soo-jeedinta ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ee magcaabista xubnaha guddiga madaxa-bannaan ee dib-ueegista iyo hirgelinta dastuurka.
Xubnaha guddigan ayaa waxaa hore u ansixiyey...