Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

    November 29, 2026

    DEG DEG Dagaal ayaa ka socda Beledweyne

    November 28, 2026

    DEG-DEG: BAARLAMAANKA XORTA AH OO CAMBAAREEYAY JOOJINTA DUULIMAADYADA BELEDWEYNE

    November 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

      November 29, 2026

      DEG DEG Dagaal ayaa ka socda Beledweyne

      November 28, 2026

      Golaha wakiiladda Galmudug oo ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Liibaan Shuluq.

      November 25, 2026

      DEG DEG: Haweya Ismail Ahmed oo ka mid noqotay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowladda Galmudug

      November 25, 2026

      DEG-DEG: Duqeymaha Ruushka oo Ukraine ka Dhacay, Shan Qofna Lagu Dilay

      November 25, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Xildhibaan ay kamarooyiinka CCTV qabteen isaga oo xildhibaan kale taleefoon ka jeeb-siibaya

      November 25, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

      November 29, 2026

      DEG DEG Dagaal ayaa ka socda Beledweyne

      November 28, 2026

      DEG-DEG: BAARLAMAANKA XORTA AH OO CAMBAAREEYAY JOOJINTA DUULIMAADYADA BELEDWEYNE

      November 25, 2026

      DEG-DEG: Duqeymaha Ruushka oo Ukraine ka Dhacay, Shan Qofna Lagu Dilay

      November 25, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

    DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

    By radiohalgan.comNovember 29, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay ciidamadda dowladda ku qaadeen Xararyaale

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerar ay ciidamada dowladda xalay saqdii dhexe ka geysteen Suuqa Xararyaale ee degmada Warta Nabadda, kaas oo uu sheegay in lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed, xilli dadka deegaanka ay ka soo horjeedeen barakicin iyo boobka hantidooda.

    Sheekh Shariif ayaa qoraal uu soo saaray ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa inay ciidamada dowladda u adeegsanayaan barakicinta shacabka iyo la wareegidda dhulkooda, isaga oo sheegay in weerarka xalay uu muujinayo sida ay dowladda ugu mashquulsan tahay boobka hantida shacabka.

    Madaxweynihii hore ayaa tacsi u diray ehelada dadka ku dhintay weerarka, waxaana uu caafimaad degdeg ah u rajeeyay dadka ku dhaawacmay. Waxa uu sidoo kale taageero u muujiyay shacabka Xararyaale ee ka horyimid in hantidooda la boobo.

    Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inay muujiyaan xilkasnimo, isla markaana ay masuuliyad iska saaraan ilaalinta hantidooda iyo kaabayaasha dhaqaalaha, isaga oo sheegay in maamulka Xasan Sheekh uu caadeystay barakicinta dadka danyarta ah ee caasimadda.

    Ugu dambeyn, waxa uu sheegay in dowladda iyo cid kasta oo ku lug leh tacaddiyada ka dhanka ah shacabka ay qaadi doonaan masuuliyadda waxa ka dhasha falalka ay geysanayaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal ayaa ka socda Beledweyne

    November 28, 2026

    DEG-DEG: BAARLAMAANKA XORTA AH OO CAMBAAREEYAY JOOJINTA DUULIMAADYADA BELEDWEYNE

    November 25, 2026

    DEG-DEG: Duqeymaha Ruushka oo Ukraine ka Dhacay, Shan Qofna Lagu Dilay

    November 25, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG Shariif Sheekh Axmed oo si adag u cambaareeyay weerarkii saqdii dhexe ee xalay

    November 29, 2026

    DEG DEG Dagaal ayaa ka socda Beledweyne

    November 28, 2026

    DEG-DEG: BAARLAMAANKA XORTA AH OO CAMBAAREEYAY JOOJINTA DUULIMAADYADA BELEDWEYNE

    November 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.