Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Madaxda DFS oo looga digay in aan lagu maaweelin shirka ay leeyihiin Madaxda IGAD

    Madaxda DFS oo looga digay in aan lagu maaweelin shirka ay leeyihiin Madaxda IGAD

    By radiohalgan.comJanuary 16, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan madaxda dalalka ku mideysan IGAD, shirkan ayaana diirada lagu saari doonaa xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaana si weyn uga carrootay heshiis wax u dhimaya madax-bannaanida iyo midnimada umadda Soomaaliyeed, kaa oo Adis Ababa ku kala saxiixdeen madaxweynaha maamulka Somaliland iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya.

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku booriyay madaxda dowladda Soomaaliya in aan lagu maaweelin shirka ay leeyihiin Madaxda IGAD ee ka dhacaya Kampala.

    Qoraal uu soo saaray Cumar Cabdirashiid ayuu ku sheegay in ereyada ay adeegsadaan qaar kamid ah madaxda IGAD ee ah is-dhax-galka iyo is-afgaradka dalalka gobolka uu halis ku yahay midnimada Soomaaliya.

    Waxa uu xusay Cumar Cabdirashiid Cali in adeegsiga erayadaasi ay muujin karaan in Madaxbanaanideena iyo Midnimada dhuleed ee dalkeenna Soomaaliya ay u furan tahay in laga hadlo.

    Dowladda Itoobiya ayaana damac weyn kasoo galay in ay xoog iyo xeyladba ku qaadato qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya, waxaana damacaasi iyo dulmiga Itoobiya si weyn uga carrootay dowladda Federaalka oo si kulul u naqdisay gardarada Itoobiya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026

    DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.