Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Jabuuti oo IGAD ugu baaqday shir looga arrinsanayo Xaaladda ka dhex taagan Soomaaliya & Itoobiya.

    Jabuuti oo IGAD ugu baaqday shir looga arrinsanayo Xaaladda ka dhex taagan Soomaaliya & Itoobiya.

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warqad kasoo baxday Jamhuuriyadda Jabuuti oo ah shir-guddoonka Urur Goboleedka IGAD ayay Ururkaas ugu baaqday shir degdeg ah oo looga arrinsanayo xaaladda ka dhex aloosan Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay Xadgudubka ay samaysay Addis Ababa.

    Xaanshida ayaa lagu muujiyay sida loogu baahan yahay in waddamada xubnaha ka ah IGAD oo ay ku jiraan Dalalka xiisadda ka dhex taagan tahay ee Soomaaliya & Itoobiya ay u yeeshaan fadhi gaar ah oo xiisadda hoos loogu dejinayo.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in kaddib markii wadatashi dheer uu la yeeshay Dhiggiisa Uganda Yoweri Musevani laga maarmi waayay kulankaan oo xal u noqon kara xiisadda Geeska Afrika ka jirta.

    Lama shaacin waqtiga uu qabsoomayo Shirkaan degdeg ah ee Urur Goboleedka IGAD loogu baaqay in uu ku yeeshay Dalka shir-guddoonka u ah ee Jamhuuriyadda Jabuuti si loo caddeeyo mowqifka iyo dhabbaha xalka lagu gaari karo.

    Itoobiya ayaa 1dii Janaayo 2024 waxa ay shaacisay heshiis sharci-darro ah oo ay la gashay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kaas oo ka dhigan in dhul kamid ah badda Soomaaliya ay kiro ahaan u qaadanayso Addis Ababa.

    Tallaabadaas waxaa diidmo kala hortagay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-Goboleedyada hoostaga, Waddamo, Ururro Caalami ah iyo xitaa Jabhadda Xorraynta Oromada maadaama heshiis ku sheeggaas uu yahay mid sharci darro ah oo kahor imaanaya madaxbannaanida & midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.