Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Israel oo duqeyn ku dishay hogaamiye sare oo ka tirsan Kooxda Xisbullah

    Israel oo duqeyn ku dishay hogaamiye sare oo ka tirsan Kooxda Xisbullah

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan ayaa lagu dilay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Xisbullaah oo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Radwan, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u sheegeen saddex ilo amni.

    Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa ilo dhanka ammaanka ah ayaa sheegtay in taliye sare oo door hoggaamineed ku lahaa maareynta howlgallada Xisbullah lagu dilay weerar ay Israa’iil ku bartilmaameedsatay baabuurkiisa oo marayay koonfurta.

    Warbaahinta dawladda Lubnaan ayaa sheegtay dhaawacyo ka dib duqayn ay dayuuradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ku qaadeen gaari nooca Skoda Rapid tabankii iyo rubi barqanimo wakhtiga maxaliga ah.

    Waxay sheegtay in gaariga uu marayey wadada agagaarka deegaanka Al-dabsha ee magaalada Khirbet Selm, oo ka tirsan degmada Bint Jbeil. duqeynta ayaa sababtay in gaariga uu wadada ka baxo oo uu dab qabsado.

    Kooxaha caafimaadka degdega ah iyo kuwa dab-damiska oo ka kala socda Difaaca Madaniga ah, Isbahaysiga Islaamka, Laanqayrta Cas, iyo gurmadayaal kale ayaa isla markiiba goobta soo gaaray waxayna ka shaqeeyeen daminta dabka.

    Wakaalladda Wararka ee REUTERS ayaa iyana sheegtay in Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Xisbullah ee lagu dilay duqeyn ka dhacday Koonfurta Lubnaan, laguna magacaabi jiray Wissam Al-Tawil, oo ahaa ku-xigeenka madaxa unug ka tirsan kooxda Radwan.

    Reuters oo soo xiganaysa saddex ilo amni ayaa sheegtay in al-Tawil iyo dagaalyahan kale oo ka tirsan Xisbullah la dilay kadib markii gaari ay wateen lala helay gantaal,weerarkankan oo ka dhacay tuulada Majdal Selm ee dalka Lubnaan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.