Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» FIFA Oo Baadhitaan Ku Samaynaysa West Ham Kaddib Laba Heshiis Oo Ka Burburay Maalintii Ugu Dambaysay Suuqii January

    FIFA Oo Baadhitaan Ku Samaynaysa West Ham Kaddib Laba Heshiis Oo Ka Burburay Maalintii Ugu Dambaysay Suuqii January

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa baadhitaanno ku samaynaya kooxda horyaalka Premier League ee West Ham, kaddib markii laba heshiis ay ka burbureen maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda bishii January ee xalay saqdii dhexe lasoo gunaanaday.

    Lyon ayaa u muuqanaysay inay West Ham kala wareegayso garabka weerarka Algeria ee Sai Benrahma, kaas oo heshiiska saxeexay iyadoo si toos ah looga daawanayo telefishannada.

    Si kastaba, heshiiska ayaa burburay waxaana war-saxaafadeed soo saartay Lyon 11 saacadood kaddib markii heshiiska la saxeexay, iyadoo West Ham ku eedaysay β€˜ixtiraam-darro ay kula kacday ciyaartoyga iyo iyagaba’, isla markaana uu burburay heshiiska oo ku kacayay Β£15 milyan oo Gini.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu yidhi: β€œOlympique Lyonnais waxay si aad ah uga murugaysan xaaladdan iyo go’aankan oo muujinaya ixtiraam-darro sal u ah West Ham oo ay kula kacday annaga iyo ciyaartoygaba.

    β€œKooxdu waxay xuquuqdu siinaysaa inay qaaddo dhamaan tallaabooyinka sharci ee lagama maarmaanka ah, si loo dhaqan-geliyo heshiiska, West Ham na loogula xisaabtamo.”

    Tababare David Moyes oo maanta la hadlay saxaafadda oo la weydiiyey arrintan, ayaa sheegay in eedaynta Lyon iyo kalmadaha ay isticmaashay ay yihiin kuwo xooggan oo ay bannaanka keeneen ka hor inta aanaan soo bandhigin sidii ay wax u dhaceen.”

    Sidoo kale, Real Betis ayaa wali rajaynaysa in ay la saxeexanayso Fornalis oo la ansixinayo inkasta oo sida la sheegay ay cillado computer dib u dhac ku keeneen dhamaystirka hesiiska.

    Si kastaba, Lyon iyo Betis ayaa labaduba la xidhiidhay FIFA waxaanay u gudbiyeen arrinta dhacday, taas oo keentay in arrintan lagu sameeyo baadhitaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.