Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Maxaa dhacaya haddii ay ITOOBIYA la wareegto badda Somalia?

    Daawo: Maxaa dhacaya haddii ay ITOOBIYA la wareegto badda Somalia?

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda Soomaaliyaiyo Itoobiya, gaar ahaan damaca Abiy ee badda, kadib wareysi uu siiyay Universal Tv.

    Prof. Samatar ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay waligeed ku hamineysay badda Soomaaliyeed, isla markaana qorshahan uu soo socday muddo aad u dheer.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay haddii ay Itoobiya la wareegto badda hadda loo saxiixay inay dhici dhici doono inay kusii darsato qaybo kale oo horleh, sida uu hadalka u dhigay.

    β€œHaddii ay qaybtaan qaadato, waxaa ballana inay qaybaha kale ku darsan doonto, marka damac weyn oo hunguri ah ayaa ku jira” ayuu wareysiga yiri Prof. Samatar.

    Waxaa kale oo uu yiri β€œMaanta haddii laga qaato waxaa run noqon doonta maah-maadhii gabyaagii weynaa ee Timacadde, marka waxaa haboon in laga feejignaado”

    Senatorka ayaa xusay in dowladihii ka horreeyay Abiy ay horay uga hadli jireen arrintaan, ayna soo jirtay muddo ka badan qarni.

    β€œDamaca Itoobiya ma’aha arrintaasi ee waxaa weeye muddo dheer oo qarni 120 sanadood ayay Itoobiya ku hamineysay inay dhulka Soomaalida iyadu leedahay” ayuu raaciyay.

    Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in uusan jirin waddan Afrikan oo deked ku leh dal kale, Itoobiyana ay rabto inay noqoto dalkii ugu horreeyay ee sameeya arrintaasi.

    β€œMa jiro waddanka Afrikan ah oo wadan kale oo dekad ku leh, balse waxaa jira shirkado aduunka ka shaqeysta oo dekadaha maamula” ayuu mar kale yiri Prof. Samatar

    Hoose ka daawo wareysiga oo dhammeystiran:-

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.