Close Menu
    What's Hot

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Madaale oo weeraray musharaxiintii hore oo diidan qorshe ka socda Muqdisho

    Daawo: Madaale oo weeraray musharaxiintii hore oo diidan qorshe ka socda Muqdisho

    By radiohalgan.comFebruary 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa maanta warbaahinta kula hadlay banaanka hore ee xarunta golaha shacabka ayaa weerar afka ah ku qaaday musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee balan-qaadi jirtay inay ‘Dastuurka dhameystiri doonaan’ balse hadda diidan in dastuurka laga shaqeeyo oo la dhameystiro, sida uu hadalka u dhigay.

    Waxaan la yaabanahay musharax ma guuleyste ah oo aan la ogeyn goor uu guuleysa doono inuu shaqada dabada ku dheganaado oo yiraahdo maya dastuurka lama dhameystirayo, markii uu nala hadlayana uu dhaho waxaan dhameystiri doonaa dastuurka, goorma ayuu dhameystirmayaa dastuurka dalkaan?” Ayuu yiri Madaale.

    Madaale ayaa sheegay in musharaxiintu ay saneeyaan balanqaad, tani ay muujineyso in aysan daacad ka aheyn balan-qaadyada ay sameeyaan markii ay doonayaan in la doorto, isagoo tusaale u soo qaatay musharaxiintii balan-qaadeysay inay dastuurka ka shaqey doonaan, balse maanta diidan in laga shaqeeyo, si loo dhameystiro.

    Dastuurkaan kolba cid ayaa dhameystiri laheyd, wuxuuna waajib ka saaran yahay qoladii markaas talada heysa,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale.

    Madaale ayaa maanta looga yeeray kulanka baarlamaanka, wuxuuna hadalkaan jeediyey markii uu banaanka u soo baxay isagoo farriin u diray baarlamaankaan 11-aad ee dalka.

    “Baarlamaanka hadda tallaabo ayuu qaaday, waxaana ku dhiirigelineynaa inta hartay inay dhameytiraan oo shaqada dastuurka ay iska soo gabagabeeyaan, inaan dastuur ku meel gaar ah ku sii dhaqano suurtagal maaha,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaale.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.