Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Ehellada Sayid Cali oo ku gacan sayray xukunka iyo tallaabo ay qaadayaan

    Daawo: Ehellada Sayid Cali oo ku gacan sayray xukunka iyo tallaabo ay qaadayaan

    By radiohalgan.comMarch 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ehellada Sayid Cali Macallin Daa’uud oo maanta ay maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo ku gacan sayray xukunka ay maxkamadda gobolka Banaadir ku riday wiilkooda.

    Waxay sheegeen in xukunka uusan u dhicin hanaan cadaalad ah, islamarkaan ay racfaan ka qaadan doonaan maadaama dhageysiga dacwadda aan lagu dabaqin xukunka, sida ay sheegeen.

    “Sababaha aan ugu qanacsaneyn wixii lasoo maray inta dacwadda socotay waxba lagama qiimeyn, wiilka qiraal laga hayo lama sheegin, marqaatina lama sheegin maadaama dadka Islaam yahay qofka marka la dilayo shareecadda Islaamka loo bandhiga dilkiisa, waa qalad in wax shareecadda Islaamka ka baxsan,” ayuu yiri mid kamid ah Ehellada Sayid Cali.

    Xukunkaas maanta Sayid Cali lagu riday wax quseeya ma ahan, oo aan soo dhaweynayno ma ahan. Intii dacwadaasi socotay waa arkeynay waxyaaluhu siday u dhaceen, sidii aan uga hadleynay iyo cadaalad darradii aan sheegaynay maanta ayay dhacday.”

    Sidoo kale waxay eedeyn culus u jeediyeen Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta ku dhawaaqay xukunka Sayid Cali ee dilka toogasho, oo ay sheegeen inuu hareermay marqaatiyaashii iyo qiraalkii Sayid.

    Wuxuu ku xukumay wax isaga jeebkiisa ah, wax asaga jeebkiisana xukun ma noqdaan oo meeshan waa garsoorka dalka ra’yi nin kama socdo, racfaan ayaa qaadaneyn illaa dalka meesha ugu sareysa maxkamadaha ayaa soconeyna.”

    Ehellada Sayid Cali ayaa sidoo kale ku doodaya in wiilkooda loo hayn cadeyn sax ah oo dil loogu xukumo, islamarkaana maanta lagu xukumay mala-awaal, sida ay hadalka u dhigeen.

    Mala-awaal dhiigga bini’aadamka wuu qiimeeyo oo laguma dilo, anagu howshaas kuma jirno waana daba socon doono illaa meesha ay ku dhamaato,” ayey tiri mid kamid ah Ehellada Sayid Cali oo la hadashay warbaahinta kadib xukunka maxkamadda gobolka Banaadir.

    Ehellada Sayid ayaa horey sidan oo kale warbaahinta uga soo muuqday iyaga oo ka cabanaya in cadaalad darro lagula kacay, iyaga oo markaas saluug ka muujiyay marqaatiyeyaasha la horgeeyay maxkamadda.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.