Radion Halgan

Dowladda Qatar Oo Ballan Qaad Ka Sameeysay Gurmadka Abaaraha Ka Jira Dalka

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem. Ergeyga iyo Safiirka, ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay Diyaarad sidday rakaab oo saacdo la waysanaa oo hadda la helay

0
Diyaarad ay lahayd shirkadda Tara oo la waayay maanta galinkii ayaa laga helay dalka Nepal. Rakaab gaaraya 21 qof ayaa saarnaa diyaaraddan kuwaas oo afar ka mid ah ay u dhasheen...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Dowladda Turkiga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  Amb. Mehmet Yilmaz, waxaana ay kawada...

Guddiga doorashada FEIT oo ka jawaabay go’aankii uu Rooble ku kala diray

0
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray qoraal ka jawaabaya go’aankii uu guddiyadii doorashada ku kala diray Ra’iisul wasaare Rooble, wuxuuna guddigaasi cadeeyey inuu aqbalay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul Wasaare...

DEG-DEG:Rooble oo kala diray guddiyada doorashada kana hortagay qorshe lagu fasaxi lahaa kursiga Fahad

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray guddiyaddii doorashada dadban ee dalka ka dhacday, kadib markii uu ka war helay qorshe uu damacsanaa guddiga FEIT. Sida ay ogaatay...

Akhriso: Liiska magacyada xubnaha uu magacaabay Xasan iyo beelo iska waayey

0
Madaxweynaha cusub ee mar labaad la doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada toddobaadka ah ee uu xafiiska joogo, tan iyo markii uu xukunka kala wareegay Farmaajo 23-kii May, waxa uu magacaabayo...

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Villa Somalia

0
Wareegto aan ilaa weli si rasmi ah madaxtooyada u shaacin in lagu magacaabay Afhayeenka cusub ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa si hordhac ah wariyaha booskaasi xajistay baraha bulshada loogu hambalyeynayaa. Agaasime kuxigeenkii...

Xog: Isbadalka xilalka ee Xasan Sheekh uu wado oo qeyb ka ah taliyeyaal ciidan

0
Tan iyo markii Isniintii hore madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka la wareegay waxaa si dardar leh u socday magacaabida xilalka madaxtooyada Villa Somalia ee agaasinka iyo la-taliyeyaasha kala duwan ee...

Daawo:- Muqaal layab leh”Agaasimihii Villa Somalia ee FARMAAJO oo shaaciyey in deyn lagu leeyahay

0
Agaasimihii hore ee Villa Somalia Maxamed Cabdullaahi Ciise, oo xalay xilkaas wareejiyey ayaa shaaca ka qaaday in deyn lagu leeyahay xarunta dalka looga arrimiyo. Maxamed Cabdullaahi Ciise, oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii...

Mahad Salaad oo maanta la wareegay hoggaanka NISA

0
Munaasibad kooban oo maanta ka qabsoomtay xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee hay’addaas Mudane Mahad Maxamed Salaad. Mahad Salaad ayaa hogaanka hay’adda NISA si...

Waraka Xasaasiga ah