Radion Halgan

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo qabatay Ololaha Wacyi gelinta Canshuuraha

0
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuuraha iyo la tashiga bulshada qeybaheeda kala duwan oo seddex maalin ka socday magaaladda Muqdisho.   Agaasimaha Guud ee...

W Rooble oo ka hadlay cudurka laga helay Madaxweyna haHasan Sheikh

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shaaciyey in laga helay cudurka COVID-19 intii uu ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta. Xasan Sheekh ayaa sheegay in...

Goob qarsoodi ay Al-Shabaab ugu kaydin jireen ‘alaadaha marin habaabinta’ oo la burburiyey

0
– Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helaya howl-gal ay Ciidanka kumaandooska DANAB gaar ahaan Horinta Gaadiidka Gaashaman Ee MU ka fuliyeen deegaanada Ka-lafoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.       Howl-galkan ayaa lagu burburiyay goob...

Puntland: Ciidanka PSF oo soo qabtey xubno sare oo ka tirsan Daacish oo u...

0
Ciidamada Amniga ee Puntland (PSF ee sida gaarka ah u tababaran ayaa soo qabtey 7 sarkaal oo ka tirsan kooxda argagixissda ah ee Daacish ee ku dhuumaaleysta buuraha Cal Miskood ee...

Feysal Cali Waraabe oo shaaciyey cidda ka dambeyso dhibaatada ka taagan Somaliland

0
– Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo waraysi siiyay Universal TV  ayaa sheegay in ergo beesha caalamka ka socota oo uu Nairobi kula kulmay, uu uga warbixiyay mawqif...

DEG DEG: BF oo shaaciyay maalinta codka kalsoonida loo qaadayo RW Hamza

0
– Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah oo Sabti ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’iisul wasaaraha magacaaban.       Xildhibaannada Golaha Shacabka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga helay Coronavirus

0
– Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga helay cudurka Coronavirus, xili dhawaan laga helay xubno kamid ah wafdigiisa.       Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican isaga oo aan dareemayn wax...

weerarkii Bambaano ee xalay ka dhacay Magaalada Baardheere

0
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Magaaladaas uu ka dhacay weerar loo adeegsaday Bam nooca gacanta laga tuuro oo...

Shir ku saabsan dardar-gelinta barnaamijka cagaarinta

0
Shir ku saabsan dardar-gelinta barnaamijka cagaarinta caasimaddda ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe. Mas'uuliyiinta dowladda hoose iyo dhammaan guddoomiyaasha xaafadaha Garoowe ayaa ka shiray dardar-gelinta barnaamijkaas. Shirka ayaa lagu soo bandhigay wacyi-gelin la xiriirta...

30 Carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyootay isbitaalka Kismaayo

0
Ilaa 30 carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay nafaqo darro ugu geeriyoodeen isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Carruurta geeriyootay ayaa...

Waraka Xasaasiga ah