Musharax Xildhibaan Golaha Deegaanka Degmada Beledweyne Dr. Nasro Maxamed Cilmi Waa aqoonyahanad Wax badan Ku soo kordhi karto Deegaanka
Himiladayda:
- Midnimo
- Caddaalad
- Horumar
- Nabad & Wadajir
🗳 Igu codee Lambarka 66
“I dooro, isla markaana igu xisaabtama.”

