Close Menu
    What's Hot

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo Bariga Dhexe u tagaya xal u helista dagaalka Gaza.

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo Bariga Dhexe u tagaya xal u helista dagaalka Gaza.

    By radiohalgan.comFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa safarkiisii 5aad ku tagaya Bariga Dhexe tan iyo markii uu billowday dagaalka tooska ah ee Israaiil ee Falastiin u dhaxeeya ee 7dii Oktoobar sanadkii tagay 2023.

    Blinken ayaa markaan ku wajahan Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu ka billaabayo socdaalkiisa si uu Madaxda dalkaas ugala hadlo qorshaha raadinta xabbad-joojin & maxaabiis is dhaafsi looga dhex abuuri karo Israaiil iyo Xamaas.

    Maraykanka oo markaan u muuqda in uu ka dhega-furaysanayo hadallada adag ee Israaiil ay ku sheegayso in dagaallada ay sii wadayso ayaa waddamada carabta u raadiyay qorshaha lagu aasaasi karo wadahadal meel dhexe la isugu imaan karo.

    Israaiil ayaa ku guul-daraysatay ballanqaadkii Maraykanka ay u samaysay ee ahaa in ay awood kusoo furan doonto Maxaabiista Xamaas u xiran tan iyo 7dii Oktoobar 2023 iyada oo ay ku guul-daraysatay dhammaan isku dayadii ay samaysay.

    Diblumaasiyiin si dhow uga warqaba socdaalka xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken ee Bariga Dhexe ayaa warbaahinta la wadaagay in aanay waxba socodkaan ka duwaneen socdaalkii hore uu ku tagay Dalalka Carabta.

    Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Xoghaye Antony Blinken uu cagta marin Doonno Dalalka Qadar, Masar & qaybo kamid ah Dhulka Israaiil ay xoogga uga haysato Falastiin iyada oo ciidamo aad u badan lasii geeyay goobaha uu tagayo oo ay kamid tahay Daanka Galbeed.

    La soco wixii kasoo kordha.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.