Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xog: Madaale oo garaacay saraakiil amni iyo gabdho kadib markii uu galay maqaayad lagu…

    Xog: Madaale oo garaacay saraakiil amni iyo gabdho kadib markii uu galay maqaayad lagu…

    By radiohalgan.comMarch 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa habeen ka hor tegay maqaayad ay isku balansadaan dad u badan saraakiil amni oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaas oo halkaas ku sameeya waxyaabo ka basan anshaxa suuban Soomaaliyeed iyo diinta.

    Yuusuf Madaale ayaa gudaha u galay maqaayadaas oo ku taalla agagaarka hotelka Afrik ee isgoyska KM4 ayaa la sheegay inuu uleeyey raggii iyo dumarkii joogay maqaayadda.

    Xubno ka tirsan xafiiska Guddoomiye Madaale ayaa Caasimada Online u sheegay in maqaayadaas ay aheyd mid leyrarku u densan yihiin oo lagu isticmaalayey nooc kasta oo daroogo ah.

    Dadka joogay waxay u badnaayeen saraakiil ka tirsan hey’adaha ammaanka iyo dhalinyaro kale oo ka shaqeysa xafiisyada hey’adaha kala duwan ee dowladda.

    Xubnaha noo waramay waxay sheegeen in meesha ay ku yaaliin qolal badan oo mugdi ah, halkii qolba waxaa gelaya labo qof oo kaliya, iyadoo aan la ogoleyn in qof kale uu ka daba-galo, waxaana u densan dhamaan leyrarka.

    Guddoomiye Madaale oo Budkiisa wata ayaa maqaayadaas fisqigu ka socday mid mid u galay, kadibna wuxuu banaanka isugu keenay dadkii ku jiray, kuwaas oo isugu jiray rag iyo dumar.

    Guddoomiyaha ayaa ka naxay gabdhihii halkaas lagu heystay, wuxuuna mid mid ula xiriiray waalidkood, isagoo u sheegay xaaladda ay gabadhoodu ku sugan tahay, kuna wargeliyey inuu xirayo.

    Guddoomiye Madaale ayaa Muqdisho ka wada howlgalkaan lagu suulinayo faaxishada, wuxuuna horay u galay maqaayado iyo hoteello ku yaalla degmada Hodan iyo Xeebta Liido, halka maqaayadaan uu habeen hore galay ay ku tallo Wadajir, gaar ahaan aagga koontoroolka NISA ee u dhow hoolka Sahal ama Hotel Afrik.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.