Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Xeer Ilaalinta Qaranka oo loogu baaqay in ay soo xiraan Muuse Biixi oo ku kacay Qiyaano Qaran

    Xeer Ilaalinta Qaranka oo loogu baaqay in ay soo xiraan Muuse Biixi oo ku kacay Qiyaano Qaran

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in kiiskan uu galay Muuse Biixi aysan u baahneyn caddeymo badan uuna isagu qiraal ka yahay uuna ku faanayo in dhul Soomaaliyeed cadawga Itoobiya u saxiixay in ay qaataan.

    Jawaari ayaa ugu dambeyn ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay iska diidaan damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan in ay qaataan dhulka Soomaaliya, isagoona dhinaca Somaliland shacabkeedana ugu baaqay in arrintan ka dhiidhiyaan.

    Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul uga soo horjeestay heshiiskii uu madaxweynaha maamulka Somaliland u saxiixay dowladda Itoobiya.

    Jawaari ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu galay qiyaano Qaran, waxa uuna ugu baaqay xeer ilaalinta Qaranka in shaqadooda qabsadaan oo soo xiraan Muuse Biixi uu ku tilmaamay dambiile galay qiyaano Qaran oo weyn.

    β€œXeer ilaaliyaha guud muxuu qabanayaa? ma haboon tahay in dacwad lasoo oogo ha yimaado ama yuusan imaan, maxkamadna la geeyo isaga oo maqan xittaa waa la xukumi karaa kadibna meesha lagu arko ayaa laga soo qabanayaa” ayuu mar kale yiri Jawaari.

    Waxa uu sheegay Jawaari in qiyaano Qaran qofkii ku kaca marka loo eego xeerka ciqaabta Soomaaliyeed in xukunkiisa uu yahay dil , waxa uuna tilmaamay falka uu Muuse Biixi ku kacay uu Itoobiya ku siiyay dhul Soomaaliyeed ay tahay qiyaano Qaran oo weyn.

    Xeerka ciqaabta Soomaaliyeed wuxuu qorayaa qof alla qofkii gobonimada Soomaaliyeed qayb kamid ah ama kulligeeda hoos geeya dowlad kale oo ajnabi ah wuxuu ku kacay Khiyaano Qaran, xukunkeedana waxaa waayey dil” ayuu yiri guddoomiye hore Jawaari.

    Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in kiiskan uu galay Muuse Biixi aysan u baahneyn caddeymo badan uuna isagu qiraal ka yahay uuna ku faanayo in dhul Soomaaliyeed cadawga Itoobiya u saxiixay in ay qaataan.

    Jawaari ayaa ugu dambeyn ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay iska diidaan damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan in ay qaataan dhulka Soomaaliya, isagoona dhinaca Somaliland shacabkeedana ugu baaqay in arrintan ka dhiidhiyaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.