Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Wasir Al-Cadaala: “Kuwii iyaga oo xukunka haya Madaxtooyada dhexdeeda xabbadaha ka riday waaye kuwa maanta leh qaranka ayaa khatar la gelinayaa”.

    Wasir Al-Cadaala: “Kuwii iyaga oo xukunka haya Madaxtooyada dhexdeeda xabbadaha ka riday waaye kuwa maanta leh qaranka ayaa khatar la gelinayaa”.

    By radiohalgan.comMarch 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanta iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo ka hadlay Dibadbax lagu taageerayay dhammaystirka Dastuurka ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah shakhsiyaadka diidan howsha dastuurka ka socota.

    Nasiib darro ayuu ku tilmaamay in Dad halis geliyay Dalka isla markaana sabab u noqday in Madaxtooyada dhexdeeda xabbad ka dhacdo ay maanta ku doodaan in khatar la gelinayo qaranka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al-Cadaala.

    Shacabka ayuu ugu baaqay in ay ka feejignaadaan dadka uu ku sifeeyay in ay lugaha uga dhegayaan Qaranka Soomaaliyeed maadaama ay diidan yihiin dhammaystirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka sida uu yiri Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala.

    “330 Xildhibaan & Senatar oo Deegaan iyo qabiil weliba oo Soomaaliyeed oo metalaya ayaa halkaas fadhiya oo iyaga ayaa xaq u leh in ay go’aan ka gaaraan masiirka Ummadda Soomaaliyeed, Kuwii iyaga oo xukunka haya Madaxtooyada dhexdeeda xabbadaha ka riday waaye kuwa maanta leh qaranka ayaa khatar la gelinayaa” Ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al-Cadaala.

    Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodda la xiriirta cutubyada 1aad ilaa 4aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka waxaana diidmo kala hortagay Siyaasiyiin sheegay in aanay la joogin waqtigii la guda-gali lahaa howshaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.