Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WARBIXIN: England, Barcelona, Real Madrid & 5 Meel Oo Uu Klopp Ka Shaqo Gali Karo Kadib Bixitaankiisa Liverpool

    WARBIXIN: England, Barcelona, Real Madrid & 5 Meel Oo Uu Klopp Ka Shaqo Gali Karo Kadib Bixitaankiisa Liverpool

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Klopp ayaa soo afjaray ku dhawaad 9 sano oo uu hogaaminayay kooxda Liverpool isaga oo go’aanka kaga yaabsaday adduunka kubada cagta.

    Inkasta oo uu Klopp sheegay in uu daal u yahay sababta uu u go’aansaday in uu uga tago kooxda Liverpool hadana waxa jira durba shaqooyin lala xidhiidhinayo tababaraha.

    Ma jirto koox ama xul aan diyaar u ahayn in ay tababare ka dhigtaan Klopp marka la eego in uu ka mid yahay tababaraha ugu fiican adduunka.

    Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 5 meel oo uu u shaqo tagi karo kadib markii uu ka tago Liverpool.

    England:

    Heshiiska tababaraha xulka England ee Gareth Southgate ayaa dhici doona dhamaadka sanadkan waxana laga yaabaa in uu xulka England u dhaqaaqo Klopp si uu uga dhigto tababarohooda cusub.

    Germany:

    Waa xul kale oo uu Klopp ku biiri karo marka loo eego in marar badan lala xidhiidhinayay xulka qaranka dalkiisa.

    Marar badan ayuu Klopp iska diiday xulka Germany laakiin waxa laga yaabaa in uu markan badalo go’aankiisa isla markaas hogaamiyo xulka qarankiisa.

    Real Madrid:

    Mustaqbalka Ancelotti ee Real Madrid ayaan wali kala cadaan inkasta oo uu tababaruhu heshiis cusub saxiixay bishii December.

    Ancelotti ayaa laga yaabaa in uu isaga tago kooxda iyada oo lala xidhiidhinayo xulka qaranka Brazil sidaas darteed Klopp ayaa loo magacaabi karaa kooxda Real Madrid.

    Barcelona:

    Kooxda ka ciyaarta La Liga ayaa bilaa tababare noqon doonta dhamaadka xilli ciyaareedkan iyada oo Xavi xaqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda Dhamaadka xilli ciyaareedkan.

    Klopp ayaa horay loola xidhiidhin jiray Barcelona laakiin waxa laga yaabaa in uu haatan aqbalo fursad uu ku hogaamiyo kooxda Barcelona.

    Borussia Dortmund

    Kahor inta uusan noqon tababaraha Liverpool 2015, Klopp ayaa todobo sano ku qaatay Borussia Dortmund.

    Muddadaas, waxa uu ku guulaystey koobab isku xigta oo horyaal ah halka uu gaadhay final-ka tartanka champions League.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.