Close Menu
    What's Hot

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Wararkii ugu Dambeyay Koonfur Galbeed oo caawa shaacisay in ay isaga baxeen tartanka ka socda Muqdisho

    Wararkii ugu Dambeyay Koonfur Galbeed oo caawa shaacisay in ay isaga baxeen tartanka ka socda Muqdisho

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaa gabaldhicii maanta weerar dhagxaan loo adeegsaday lagu qaaday gaari bas ah oo ay la socdeen ciyaartoyda maamulka Koonfur Galbeed ku matelaya tartanka ka socda Muqdisho, xilli ay lasoo ciyaareen dhigooda Galmudug oo ay guul darro kala soo kulmeen.

    Wasiirka Ciyaaraha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo caawa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay ayaa shaaciyay in ay isaga baxeen tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socda Stadio Muqdisho.

    Waxa uu sheegay wasiirka in laamaha ammaanka gobolka Banaadir iyo wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ku fashilmeen ilaalinta bad-qabka ciyaartoyda  mataleysa xulalka tartankan ka qeyb galaya gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed.

    Wasiirka ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday ciyaartoyda Koonfur Galbeed ku dhaawacmeen ilaa lix ciyaartoy, waxa uuna sheegay in labo kamid ah ciyaartoyda ay ku dhaceen dhaawacyo culus.

    Weerarkan lagu qaaday ciyaartoyda Koonfur Galbeed ayuu sheegay wasiirka in uu yahay kii labaad oo ay la kulmaan, isagoona tilmaamay in sidan oo kale loo weeraray ciyaartoyda Koonfur Galbeed sannadkii ugu dambeeyay uu tartankii ka dhacay Muqdisho.

    Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo galabta laga badiyay kulankii ay la ciyaareen Galmudug ayaa waxaa ku harsan hal ciyaar oo ay la leeyihiin Hirshabelle, waxaana ciyaartaasi ku xiran tahay rajadooda iyagoona Samifinal usoo bixi kara haddii ay badiyaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.