Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Somaliland war layaab leh kasoo saartay Ansixinta wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya

    Somaliland war layaab leh kasoo saartay Ansixinta wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 31, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maamul goboleedka Somaliland oo isku heesta dal madax bannaan ayaa sheegay in dastuurka cusub ee shalay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ansixiyeen uusan waxba ka khuseyn.

    Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa sheegay in maamulkooda uusan qeyb ka aheyn wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya lagu sameeyay waligoodna aysan qeyb ka noqon dastuurka.

    Waxa uu sheegay wasiirka in dowlada Soomaaliya ay hadda kahor aaminsanayd in Somaliland oo maqan aan dastuur la samayn karin, lakiin ay hadda samaysteen dastuur u gaar ah, oo ay soo afjareen doodoodi hore.

    Cali Mareexaan ayaa intaa ku daray in ansixinta wax ka bedelka dastuurka ay ku sameeyeen Baarlamaanka Soomaaliya ay hadda ka dhigan tahay in Soomaaliya u aqoonsatay Somaliland dal madax bannaan.

    “Waxa ku cusub ee soo kordhayna waxa weeyaan uun in wixii ay iskugu sheekayn jireen ee ay odhan jireen Somaliland ayaa la sugaya ay soo afjareen, oo ay yidhaahdeen awrkiinu haku qaado oo ay ku tashadeen intooda iyo dalkooda” ayuu yiri Wasiir Cali Mareexaan.

    Xildhiobaanada labada Aqal ku matela Baarlamaanka Federaalka gobolada waqooyi ee Somaliland ayaana qeyb ka ahaa xildhibaanada ansixiyay wax ka bedelka dastuurka cutubyo kamid , taas oo ka dhigan in Somaliland ay mataleen xildhibaannadaasi.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.