Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » SHARIIF oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareynkanka

    SHARIIF oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareynkanka

    By radiohalgan.comMarch 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa weli kulamo ka wada magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gudaha dalka.

    Shariif ayaa maanta kulan gaar ah l ayeeshay sii hayaha xilka Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya Shane L. Dixon, wuxuuna kala hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka.

    Qoraal kooban oo uu soo saaray madaxweynihii hore ee dalka ayaa waxa ku sheegay in danjiraha uu kala hadlay rrimaha amniga iyo dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo uu haatan ka doodayo baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

    Waxaan maanta Kulan ku wada qaadanay Safaarada Mareykanka ee Muqdisho sii hayaha xilka Safaarada Shane L. Dixon, waxaan ka wada hadalnay xaalada guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga & dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo doodiiso kala aragti duwanaan iyo muran badan ka taagan yahay” ayuu kuri qoraalka uu soo saaray Shariif.

    Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray inay ka wada-hadleen sidii ay doodda socota qayb uga noqon lahaayeen xubnaha mucaaradka ee iyagu diidan wax ka beddelka dastuurka,

    Waxaan sidoo kale isla soo qaadnay sida ay muhiim u tahay in dhamaan saamileyda siyaasadeed ay kaalin mug leh ugu yeelan lahaayeen dhameystirka Dastuurka” ayuu yiri.

    Farmaajo ayaa sidaan oo kale horay Mareykanka ugala hadlay arrinta dastuurka oo ay si weyn ugu ololeneyso Villa Soomaaliya oo garab ka heleysa guddoonka baarlamaanka.

    Kulankan ayaa kusoo aaday, xilli ay weli taagan tahay xiisadda ka dhalatay dastuurka oo ay si weyn u diidan Farmaajo, Sharfiif, Deni iyo xubnaha kale ee mucaaradka dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.