Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sawirro: Puntland oo heshiis la gaartay ITOOBIYA xilli ay taagan tahay xiisada badda

    Sawirro: Puntland oo heshiis la gaartay ITOOBIYA xilli ay taagan tahay xiisada badda

    By radiohalgan.comApril 3, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi.

    Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia.

    Kulankaan ayaa lagu gaaray heshiis dhowr qodob ah, oo ugu weyn yahay iskaashiga kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac, kaasi oo ku qotoma dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga tamarta.

    “Puntland iyo Ethiopia ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Xukuumadda Addis Ababa ayaa xilligaan u muuqata mid maqaam midkii hore ka sarreeya siineysa xiriirka maamulka Puntland.

    Tallaabadan cusub ee ay qaadeen Puntland iyo Ethiopia ayaa imaaneysa xilli ay weli taagan tahay xiisadda badda ee Soomaaliya kala dhaxeysa xukuumadda Addis Ababa.

    Sidoo kale waxay kusoo aadeysa xilli uu sii xumaaday xiriirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, uuna maamulka ku dhawaaqay inuu aqoonsigii iyo kalsoonidii wada-shaqeyneyd kala laabtay hay’addaha dowladda federaalka.

    Hoggaanka Puntland oo markaas meel adag iska taagay ansixinta dastuurka ayaa tan iyo markaas ku doodaya inay awood u leedahay inay u dhaqanto sidii dowlad madax-banaan illaa inta laga helayo dastuur federaal ah oo heshiis lagu yahay

    Dowladda Puntland waxay yeelanaysaa awood dowlad dhamaystiran oo madax bannaan inta laga helayo hannaan dowladeed oo federaal ah, heshiisna lagu yahay, lehna dastuur Soomaali heshiis ku tahay, afti dadweynena loo qaaday oo ay Puntland qayb ka tahay.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.