Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Puntland oo gacanta kusoo dhigtay nin muddo la raadinayay oo geystay…

    Puntland oo gacanta kusoo dhigtay nin muddo la raadinayay oo geystay…

    By radiohalgan.comMarch 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin muddo la raadinayay oo ku eedaysan dil ka dhacay sanadkii hore degaan ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug

    Ninkan oo lagu magacaabo Cabdi Deeq Khaliif ayaa muddo lagu raadjoogay, ayada oo ugu dambeyntii gacanta lagu soo dhigay, waxaana loo haystaa inuu geystay dilka Xasan Nuur Cabdi kaasi oo bishii Juun 2023 ka dhacay degaanka Xero Jaalle ee degmada Galdogob.

    Intii uu baxsadka ka ahaa cadaaladda, ayaa waxa uu ninkan ku dhuumaaleysanayay deegaanada xaduudaha ee u dhaxeeya maamullada Galmudug iyo Puntland iyo DDS, sida uu shaaciyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland oo maanta qoraal soo saaray

    Eedaysanahaan oo aan muddo ku raadjoognay ayaa la soo qabtay, taas oo ku timid iskaashiga amniga ee aan leenahay maamulka iyo ciidamada Galmudug, iskaashigaas oo markasta u baahan in la xoojiyo si aan isaga kaashano wax kasta oo wax u dhimaya amniga labada deegaan sidda argagixisad, tuugada, gacan ku dhiiglayaasha IWM,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland.

    Waxa uu intaas kusii daray “Waxaan u mahad -celinayaa Allaha noo fududeeyay soo qabashada eedaysanaha, waxaan marka labaad u mahad-celinayaa anoo ku hadlaya guud ahaan afka gobolka maamul ciidan iyo shacab maamulka iyo ciidamada booliska ee Galmudug.”

    Guddoomiyaha ayaa sidoo kale si gaar ah ugu mahad-celiyay taliyaha qayta booliska Galgaduud Farxaan iyo maamulka Booliska degmada Caabudwaaq oo uu sheegay in ay ka caawiyeen soo qabashada eedaysane Cabdul Deeq khaliif oo ku eedaysan dilka Xasan Nuur Cabdi oo bishii juun 2023 uu ku dilay degsiimada Xero.

    Puntland iyo Galmudug ayaa muddooyinkii la soo dhaafay xoojiyey iskaashiga ay leeyihiin, si loo adkeeyo nabadda ka jirta deegaanada gobolka Mudug.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.