Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026

      DEG-DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay galabta.

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Pep Guardiola Oo Barcelona U Tilmaamay Badalka Xavi.

    Pep Guardiola Oo Barcelona U Tilmaamay Badalka Xavi.

    By radiohalgan.comMarch 4, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Pep Guardiola ayaa kula taliyay kooxda Barcelona in ay tababare ka dhigato tababaraha kooxda Brighton ee Roberto De Zerbi si uu u badalo Xavi.

    Barca ayaa raadineysa bedelka Xavi ka dib markii uu ku dhawaaqay bishii January inuu ka tagayo shaqada tababarenimo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

    Dhowr musharax ayaa durba lala xiriiriyay in ay noqonayaan tababaraha cusub ee kooxda waxana ka mid ah Thomas Tuchel iyo waliba tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta.

    Si kasta ha ahaatee Guardiola ayaa Maamulka Barcelona u sheegay in ay Roberto De Zerbi Ka dhigtaan badalka Xavi.

    Roberto De Zerbi ayaa shaqo fiican ka qabanaya kooxda Brighton isaga oo u soo saaray tartamada yurub.

    Waxaa la sheegay in Laporta uu hadda isha ku hayo horumarka Brighton ee De Zerbi inta ka dhiman xilli ciyaareedka

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.