Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Midkeed Jeclaan Lahayd Inaad Ku Guuleysato Champions League & Premier League? Bukayo Saka Oo La Weydiiyey Su’aal Xaasaasi Ah

    Midkeed Jeclaan Lahayd Inaad Ku Guuleysato Champions League & Premier League? Bukayo Saka Oo La Weydiiyey Su’aal Xaasaasi Ah

    By radiohalgan.comMarch 13, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xiddiga kooxda kubadda cagta Arsenal ee Bukayo Saka ayaa kala doortay horyaalka Premier League iyo tartanka Champions League midka uu jeclaan lahaa inay kooxdiisu ku guuleysato xilli-ciyaareedkan.

    Arsenal ayaa xalay usoo gudubtay wareegga siddeedda Champions League iyaga oo sidoo kalena hoggaanka u haya horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo ay toban ciyaarood ka hadhsan yihiin dhamaadkiisa.

    Kooxda tababare Mikel Arteta ayaa rikoodheyaal 4-2 ah kaga takhalustay FC Porto oo marti ugu ahayd Emirates Stadium, waxaana guushan ku suntanaa goolhaye David Raya oo badbaadiyey laba rikoodhe.

    Halyeygii Arsenal ee Thierry Henry ayaa markii ay ciyaartii xalay dhamaatay waxa uu waraystay Bukayo Saka oo uu weydiiyey midka uu jeclaan lahaa Champions League iyo Premier League in ay midkood ku guuleysato Arsenal xilli-ciyaareedkan.

    Saka oo ka jawaabay su’aashan ayaa yidhi: “Woow, waxay ila tahay in aanad ii ogolayn in aan idhaahdo labadaba waanu ku wada guuleysanaynaa, laakiin haddiiba aad doonayso inaan mid doorto, waxa aan dooranayaa horyaalka Premier League.

    “Laakiin labadaba in aanu ku guuleysano ayaanu doonaynaa.”

    Thierry Henry ayaa isla su’aashan oo kale weydiiyey goolhaye David Raya, waxaana uu goolhayaha reer Spain ku gaabsaday: “Anigu waxa aan doonayaa in aanu labadaba ku guuleysano.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.