Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026

      DEG-DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay galabta.

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Maraykanka oo Israaiil waydiistay macluumaadka muwaadin looga dilay Marinka Rafax.

    Maraykanka oo Israaiil waydiistay macluumaadka muwaadin looga dilay Marinka Rafax.

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa xaqiijisay geerida muwaadin haysta dhalashada Dalkaas oo lagu dilay Marinka Rafax waxaana loo badinayaa in ay ka dambeeyeen ciidanka Israaiil oo muddooyinkii dambe toogasho gaysanayay.

    Afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa Israaiil hordhigay in ay xog ka siiso muwaadinkaan la dilay, waxa uu afhayeenku walaac ka muujiyay muwaadiniinta kale ee ameerikaanka ah ee bariga dhexe ku sugan.

    Warbaahinta Maraykanka ayaa aad u hadal haysa arrintaan iyada oo warbixinno isdaba-joog ah ka qoraya halka ay iska indha-tirayaan kumanaanka kale ee Falastiiniyiinta ah ee aanay haysan dhalashada Dalkaas ee sida joogtada ah ugu dhinta duqaynta & Toogashada Israaiil.

    Afhayeenka Golaha Ammaanka Qaranka Maraykanka John Kirby ayaa qiray saacado kahor inta aanay warbixintaan bannaanka usoo bixin in ay aad ugu walaacsan yihiin geerida muwaadinta ameerikaanka ah ee Dhulka Falastiin lagu dilay.

    Hubka Israaiil ay dhibaatadu ku gaysanayso Dalka bixiya waa Maraykanka waxaana uu cataaw billaabaa marka muwaadin haysta dhalashadiisa dhib ku gaaro hubkaas, sidoo kale Maamulka Madaxweyne Biden waxaa ku furan dacwado ay gudbiyeen muwaadiniin kale oo asal ahaan kasoo jeeda Falastiin kuwaas oo sheegay in Xukuumaddu dayacday xubno qoyskooda ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.