Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Jarmalka oo maanta loo maxkamadaynayo in uu Israaiil ku taageeray xasuuqa ay ka gaysatay Falastiin

    Jarmalka oo maanta loo maxkamadaynayo in uu Israaiil ku taageeray xasuuqa ay ka gaysatay Falastiin

    By radiohalgan.comApril 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dacwad ka dhan ah Dowladda Jarmalka ayaa maanta ka furmaysa Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga isla markaana hoostagta Qaramada Midoobay loona soo gaabiyo ICJ taas oo ku saabsan xasuuqa Israaiil ay u gaysatay Falastiin iyo taageerrada ay siiso Berlin dhiggeeda Tel Aviv.

    Dacwaddaan waxaa gudbiyay Dalka Nicaragua ee dhaca Bartamaha Ameerika, waxa uu Jarmalka ku haystaa in uu kamid yahay Dalalka Israaiil siinaya taageerrada ugu badan ee ku dhiirragelinaya in ay sii wado xasuuqa ka dhanka ah aadanaha ee ay ka gaysteen Dhulka Falastiin.

    Jarmalka waxa uu musiibadaan faraha la galay kaddib markii uu joojiyay kaalmadii dhaqaale ee la siinayay Hay’adda Qaramada Midoobay u xilsaaran kaalmada Falastiin ee UNRWA oo horay Yuhuuddu ugu eedaysay in ay fududaysay weerarkii marmarsiyada ay u waysay Israaiil ee dhacay 7dii Oktoobar 2023.

    Magaalada The Hague waa horay lagu aqbalay laguna dhagaystay kiiskii Dalka Koofur Afrika ka gudbiyay Xasuuqa Israaiil ay ka gaysatay Dhulka Falastiin gaar ahaan Magaalada Gaza, waxa ay ugu dambayn Maxkamadda ICJ amartay in Yuhuudda ay fasaxdo gargaarka bani aadamnimo bilaa shuruud.

    Jarmalka waxa uu kamid yahay Dalal badan oo garab istaag xooggan u muujiyay Israaiil kuwaas oo xitaa amaah ku siiyay hub iyo gaadiidka ciidanka oo casri ah kaddib markii Israaiil ay awoodi waysay in ay soo furato maxaabiista Xamaas ay afduubatay oo ilaa haatan intooda badan gacanta ku hayaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.