Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaaray dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya

    IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaaray dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 11, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hay’adda MF ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan natiijada horumarka Maaliyadda Soomaaliya kadib shir qaatay muddo labada toddobaad ah oo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo IMF.

    Warbixinta IMF kasoo baxday ayaa lagu yiri,” Soomaaliya waxay sii waday horumarinta hannaanka dib-u-habaynta Maaliyadda, waxqabadka fulinta ajanduhuna waxa uu ahaa mid xooggan, dadaalkaas ay Dowladdu sameysay waxa uu sababay in dhaqaaluhu sare u koco iyada oo la filayo in uu gaari doono GDP-ga dalka koror dhan 3.7 Boqolkiiba marka la barbar dhigo  2023 %2.8 boqolkiiba.”

    IMF waxay tilmaamtay in maalgelinta tooska ah ee ajnebiga la filayo in ay kor u kacdo, ka dib markii Soomaaliya laga cafiyay $4.5 oo deyn ah, si loo gaaro hindisaha dayn cafinta Waddamada saboolka ah.

    Si kastaba ha ahaatee, hay’adda IMF waxay sheegtay inay weli jiraan caqabo maaliyadeed oo ah kuwo wali taagan, una baahan in la xaliya iyada oo ay muhiimad gaar ah leedahay taageerada Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya.

    Natiijada Warbixinta Maaliyadeed ee IMF waxa ay ku saleysan tahay dib-u-eegistii lagu sameeyay hannaanka Maamulka Maaliyadda Dowladda ee Saddexdii bilood ee la soo dhafay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.